{"id":434555,"date":"2020-12-17T18:36:28","date_gmt":"2020-12-17T15:36:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434555"},"modified":"2020-12-17T18:36:28","modified_gmt":"2020-12-17T15:36:28","slug":"dhallinyaro-u-istaagay-dib-u-soo-celinta-bilicda-gaalkacyo-oo-bilaabay-howlo-isxilqaan-ah-sawirro-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhallinyaro-u-istaagay-dib-u-soo-celinta-bilicda-gaalkacyo-oo-bilaabay-howlo-isxilqaan-ah-sawirro-2\/","title":{"rendered":"Dhallinyaro u istaagay dib u soo celinta bilicda Gaalkacyo oo bilaabay howlo isxilqaan ah \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Horseedka horumarka oo ah urur ay ku mideeysanyihiin dhallinyaro isxilqaamay una istaagay ka shaqeynta bilicda magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii u danbeeyay ka waday qeybo ka mid ah magaalada olale loogu magac daray dalkaagu adiguu ku sugaayaa, kaas oo dhallinyardu ay xoogga ku saareen qurxinta iyo dib usoo celinta bilicda magaalada Gaalkacyo, iyagoo rinjiyeen iyo qurxin ku sameeyay waddooyinka waaweyn ee magaalada<\/p>\n<p>Dhallinyaradaan oo habeen iyo maalinba isku si uga shaqeeynaya bilicda magaalada ayaa waxa ay xalay olalaha dalkaagu adiguu ku sugayaa kala qeyb galay duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale iyo qaar ka mid ah xubnaha golaha deegaanka degmada, isagoo dhallinyarada isxilqaamay uga mahadceliyay sida ay ugu istaageen in ay ka shaqeeyaan qurxinta magaalada iyo u diyaar garoowga soo dhaweynta wafdiga uu hogaaminayo Ra\u2019iisul Waasaare Rooble oo lagu wado in maalmaha soo socda ay soo gaaraan magaalada Gaalkacyo<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falagle oo ay wehliyaan mas\u2019uuliyiin kale oo hor dhac u ah xubnaha Galmudug ee socdaalka ku wehlineysa Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha oo Galkacyo soo gaaray ayaa ka warbixiyay sida ay u socoto diyaar garoowga iyo soo dhaweynta Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Horseedka horumarka oo ah urur ay ku mideeysanyihiin dhallinyaro isxilqaamay una istaagay ka shaqeynta bilicda magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii u danbeeyay ka waday qeybo ka mid ah magaalada olale loogu magac daray dalkaagu adiguu ku sugaayaa, kaas oo dhallinyardu ay xoogga ku saareen qurxinta iyo dib usoo celinta bilicda magaalada Gaalkacyo, iyagoo rinjiyeen iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":434556,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434555","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434557,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434555\/revisions\/434557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}