{"id":434540,"date":"2020-12-17T13:30:02","date_gmt":"2020-12-17T10:30:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434540"},"modified":"2020-12-17T13:30:02","modified_gmt":"2020-12-17T10:30:02","slug":"turkiga-oo-soo-saaray-markab-cusub-oo-kuwa-dagaalka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/turkiga-oo-soo-saaray-markab-cusub-oo-kuwa-dagaalka-ah\/","title":{"rendered":"Turkiga oo soo saaray markab cusub oo kuwa dagaalka ah"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay daaha ka qaadaysa \u00a0nooc markab cusub oo ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee loo isticmaalo badda,kaas oo lagu magacaabo SIDA ,isla markaana awood u leh inuu iswado,kuna shaqeeyo garaad maskaxeed macmal ah.<\/p>\n<p>Markabkaan waxaa farsameeyay labo shirkadood oo Turki ah oo\u00a0 lagu kala magacaabo Ares Shipyard iyo Meteksan, bisha soo socota ayay howlgali doontaa sida qorshuhu yahay.<\/p>\n<p>Khubarada gacanta ku haya farsamada markabkan cusub ayaa sheegay in bisha Maarso la tijaabin doono gentaalada ku rakiban markabkan isaga is- wada, sida uu sheegay maamulaha shirkadda Ares Shipyard Mr. Utku Alanc.<\/p>\n<p>Markabkaan ayaa la filayaa in door weyn uu ka ciyaari doono difaaca dhanka xeebaha badda Mediterranean oo Turkiga isku hayaan dalalka Giriiga iyo France.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay daaha ka qaadaysa \u00a0nooc markab cusub oo ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee loo isticmaalo badda,kaas oo lagu magacaabo SIDA ,isla markaana awood u leh inuu iswado,kuna shaqeeyo garaad maskaxeed macmal ah. Markabkaan waxaa farsameeyay labo shirkadood oo Turki ah oo\u00a0 lagu kala magacaabo Ares Shipyard iyo Meteksan, bisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434541,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434540","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434542,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434540\/revisions\/434542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}