{"id":434529,"date":"2020-12-17T11:10:31","date_gmt":"2020-12-17T08:10:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434529"},"modified":"2020-12-17T11:31:56","modified_gmt":"2020-12-17T08:31:56","slug":"gabdhaha-ku-jira-aqalka-sare-oo-xaflad-sagootin-ah-u-sameeyay-madaxda-haweenka-ee-dowlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gabdhaha-ku-jira-aqalka-sare-oo-xaflad-sagootin-ah-u-sameeyay-madaxda-haweenka-ee-dowlad-goboleedyada\/","title":{"rendered":"Gabdhaha Aqalka Sare oo xaflad sagootin ah u sameeyay madaxda haweenka ee Dowlad Goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>Kulankaan ayaa waxa uu ahaa mid lagu sagootinayo xubnaha wasiirada haweenka iyo ururada haweenka Dowlad goboleedyada xubinta ka ah DFS ee dhowaan ka qayb galayay shirweynihii haweenka soomaaliyeed ee meelmarinta qoondada haweenka ee dhinaca doorashooyinka<\/p>\n<p>kulanka waxaa \u00a0soo diyaariyay gabdhaha Senatarada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya waxaana ka soo qayb galay wasiirka wasaarada haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha XFS xaniifa maxamed ibraahin xaabsade \u00a0iyo wasiir ku xigeenka \u00a0wasaarada haweenka Xiis Xasan xubnaha haweenka labada aqal baarlamaanka iyo mas,uuliyiin ka socday maamulka Gobolka Banaadir<\/p>\n<p>Faadumo Cabdi Faandhe gudoomiye ku xigeenka 2aad baarlamaanka galmudug ayaa ka warbisay kulanka iyadoo u mahadcelisay gabdhaha senatarada golaha aqalka sare ee baarlamaanka ee kulanka soo qaban qaabiyay waxayna dhinaca kale u mahadcelisay \u00a0wasaarada haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha XFS oo Shirweynihii haweenka soomaaliyeed ku casuumay .<\/p>\n<p>wasiirka wasaarada hawenka iyo horumarinta xuquqda aadanaha XFS xaniifa maxamed ibraahin xabsade \u00a0iyo wasiir ku xigeenka \u00a0wasaarada haweenka Xiis Xasan ayaa ka hadlay xafladdaasi sagootinta ah.<\/p>\n<p>Qeybaha Haweenkii ee ka kala yimid Dowlad goboleedyada ayaa waxa ay wasaarada haweenka soomaaliya gudoonsiiyeen abbaalmarinno qiimo leh<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankaan ayaa waxa uu ahaa mid lagu sagootinayo xubnaha wasiirada haweenka iyo ururada haweenka Dowlad goboleedyada xubinta ka ah DFS ee dhowaan ka qayb galayay shirweynihii haweenka soomaaliyeed ee meelmarinta qoondada haweenka ee dhinaca doorashooyinka kulanka waxaa \u00a0soo diyaariyay gabdhaha Senatarada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya waxaana ka soo qayb galay wasiirka wasaarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434530,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434529","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434529"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434535,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434529\/revisions\/434535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}