{"id":434525,"date":"2020-12-17T10:37:08","date_gmt":"2020-12-17T07:37:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434525"},"modified":"2020-12-17T14:27:13","modified_gmt":"2020-12-17T11:27:13","slug":"r-wasaaraha-xfs-oo-la-kulmay-odoyaasha-dhaqanka-ee-caabudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-xfs-oo-la-kulmay-odoyaasha-dhaqanka-ee-caabudwaaq\/","title":{"rendered":"R\/Wasaaraha XFS oo la kulmay odoyaasha dhaqanka ee Caabudwaaq"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa degmada Caabudwaaq kulan kula yeeshay hoggaamiyaasha dhaqanka ee magaaladaasi iyo qaar ka mid ah qeybaha bulshada.<\/p>\n<p>kulankaasi dhexmaray \u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha \u00a0iyo odoyaasha dhaqanka waxaa looga hadlay nabadaynta,dib-u-heshiisiinta, kalsooni-dhisidda iyo gaarsiinta adeegyada dowladda ee deegaanka.<\/p>\n<p>Mudane Rooble ayaa ugu baaqay guurtiga deegaanka in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo dib u heshiisiinta, si xal maangal ah loogu helo dhacdooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ay asaas u yihiin arrimaha dib u heshiisiinta, kaalin muhiim ahna ay ka soo qaateen samatabixinta dalka, balse haatan looga fadhiyo xoojinta dadaallaadaas iyo sidii ay u horseedi lahaayeen xaqiijinta bulsho mideysan oo u jiheysan dhanka horumarka iyo wax wada qabsiga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay maadaama ay Galmudug ka hartay deegaannada kale ay sameynayaan mashruuc uu ugu magac daray ka dabageyn, si horumar wax ku ool ah deegaannadan looga sameeyo.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka ayaa warbixin ka siiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha dadaalladooda ku addan nabadeynta iyo isku soo dhaweynta bulshooyinka Galmudug, waxayna soo bandhigeen baahiyaha adeegyada dowladeed ee deegaanla ka jira.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa degmada Caabudwaaq kulan kula yeeshay hoggaamiyaasha dhaqanka ee magaaladaasi iyo qaar ka mid ah qeybaha bulshada. kulankaasi dhexmaray \u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha \u00a0iyo odoyaasha dhaqanka waxaa looga hadlay nabadaynta,dib-u-heshiisiinta, kalsooni-dhisidda iyo gaarsiinta adeegyada dowladda ee deegaanka. Mudane Rooble ayaa ugu baaqay guurtiga deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434527,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434525","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434525"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434545,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434525\/revisions\/434545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}