{"id":434515,"date":"2020-12-16T19:44:07","date_gmt":"2020-12-16T16:44:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434515"},"modified":"2020-12-16T19:56:27","modified_gmt":"2020-12-16T16:56:27","slug":"imtixaanka-qaranka-ee-dalka-sweden-oo-loo-joojiyay-covid-19-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/imtixaanka-qaranka-ee-dalka-sweden-oo-loo-joojiyay-covid-19-awgeed\/","title":{"rendered":"Imtixaanka Qaranka ee dalka Sweden oo loo joojiyay COVID-19 awgiis"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Laanta qaabilsan arrimaha imtixaanaadka Qaran dalka Sweden ee Skolverket ayaa gabi ahaan joojisay imtixaanada qaranka heerka sare iyo kuwa aas-aasiga ah xaalada COVID-19 darteed.<\/p>\n<p>Ardayda qaar ayaa aad u soo dhaweyay go\u2019aanka lagu hakiyay imtixaanada, madaama aysan helin waxbarasho rasmi ah oo ku filan xili waxbarashada lagu qaadanayay qaab Online ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Waxabarashada Sweden Anna Ekstr\u00f6m ayaa sheegtay in macalimiinta ay heli doonaan fursado badan oo ay wax ku baraan ardayda.<\/p>\n<p>Xisbiyada qaar ayaa dhaleeceyay go\u2019aanka lagu joojiyay qaadista imitixaanaadka, madaama loo baahanyahay in la ogaado aqoonta ardayda sida ay aaminsan yihiin xisbiga Moderaterna .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Laanta qaabilsan arrimaha imtixaanaadka Qaran dalka Sweden ee Skolverket ayaa gabi ahaan joojisay imtixaanada qaranka heerka sare iyo kuwa aas-aasiga ah xaalada COVID-19 darteed. Ardayda qaar ayaa aad u soo dhaweyay go\u2019aanka lagu hakiyay imtixaanada, madaama aysan helin waxbarasho rasmi ah oo ku filan xili waxbarashada lagu qaadanayay qaab Online ah. Wasiirka Wasaaradda Waxabarashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":434516,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434515","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434515"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434519,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434515\/revisions\/434519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}