{"id":434505,"date":"2020-12-16T19:26:23","date_gmt":"2020-12-16T16:26:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434505"},"modified":"2020-12-16T19:26:23","modified_gmt":"2020-12-16T16:26:23","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-la-qaatay-agaasimaha-hayadda-usaid-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-la-qaatay-agaasimaha-hayadda-usaid-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Agaasimaha Hay\u2019adda USAID ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan aalada fogaan aragga ee zoomka kula qaatay Agaasimaha guud ee Hay\u2019adda USAID ee Soomaaliya Mr Patrick Dicksin.<\/p>\n<p>Kulankaan oo ahaa mid muhiim ah waxaa looga hadlay.<\/p>\n<p><strong>Arrimaha Amniga<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Isku furida wadooyinka ee u dhaxeeya degmooyinka.<\/li>\n<li>Tababarida &amp; qalabeynta ciidanka booliska.<\/li>\n<li>Tababarida ciidanka daraawiishta.<\/li>\n<li>Dhismaha &amp; tayeeynta hay\u2019adaha Cadaalada.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Fulinta Mashaariic horumarineed<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Dhismaha wadooyinka<\/li>\n<li>Dhismaha garoomada diyaaradaha<\/li>\n<li>Horumarinta deegaanada xeebaha<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Fatahaada.<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Dib u habeynta biyo xireenada<\/li>\n<li>Qodista kanaalada<\/li>\n<li>Caro tuurka Wabiga<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Gargaarka<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Taakuleynta Barakacayaasha<\/li>\n<li>Gaarsiinta IDP-yada adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Gargaarka Arimaha Bulshada iyo ka hortagga fatahaadaha.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa kusoo dhamaaday is afgarad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan aalada fogaan aragga ee zoomka kula qaatay Agaasimaha guud ee Hay\u2019adda USAID ee Soomaaliya Mr Patrick Dicksin. Kulankaan oo ahaa mid muhiim ah waxaa looga hadlay. Arrimaha Amniga Isku furida wadooyinka ee u dhaxeeya degmooyinka. Tababarida &amp; qalabeynta ciidanka booliska. Tababarida ciidanka daraawiishta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416170,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434505","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434505","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434505"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434507,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434505\/revisions\/434507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}