{"id":434454,"date":"2020-12-16T13:04:10","date_gmt":"2020-12-16T10:04:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434454"},"modified":"2020-12-16T13:06:57","modified_gmt":"2020-12-16T10:06:57","slug":"golaha-amniga-oo-ansaxiyay-ergayga-cusub-ee-loo-magacaabay-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-amniga-oo-ansaxiyay-ergayga-cusub-ee-loo-magacaabay-liibiya\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo ansaxiyay ergayga cusub ee loo magacaabay Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Amniga ee Qaramada Midoobe ayaa ansixiyay soo jeedintii\u00a0 Xoghayaha Guud Ant\u00f3nio Guterres,ee ku saabsan in\u00a0 Nickolay Mladenov uu noqdo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Liibiya.<\/p>\n<p>Nikolay Mladenov\u00a0 ayaa bedeli doona Gassaan Salaama\u00a0 oo ka tegay xilkaas bishii March ee la soo dhaafay, culeys dartiis.<\/p>\n<p>Bayaan ay soo saareen xubnaha Golaha Amniga ayaa lagu sheegay inay\u00a0 muhiim tahay in la helo hannaan lagu kalsoonaan karo si Liibiya looga hirgeliyo xabbad joojin dhab ah.<\/p>\n<p>Golaha ayaa ku baaqay mar kale in dhammaan dagaalyahanada ajaanibta ah ee jooga dalkaas inay dhaqsi uga baxaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Amniga ee Qaramada Midoobe ayaa ansixiyay soo jeedintii\u00a0 Xoghayaha Guud Ant\u00f3nio Guterres,ee ku saabsan in\u00a0 Nickolay Mladenov uu noqdo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Liibiya. Nikolay Mladenov\u00a0 ayaa bedeli doona Gassaan Salaama\u00a0 oo ka tegay xilkaas bishii March ee la soo dhaafay, culeys dartiis. Bayaan ay soo saareen xubnaha Golaha Amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434455,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434454","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434454"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434458,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434454\/revisions\/434458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}