{"id":434434,"date":"2020-12-16T08:51:11","date_gmt":"2020-12-16T05:51:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434434"},"modified":"2020-12-16T08:51:54","modified_gmt":"2020-12-16T05:51:54","slug":"r-wasaaraha-xfs-oo-guddoomiyay-shirka-golaha-wasiirrada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-xfs-oo-guddoomiyay-shirka-golaha-wasiirrada-galmudug\/","title":{"rendered":"R\/Wasaaraha XFS oo Guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada ee Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug oo lagu qabtay xarunta maamulka Dowlad Goboleedkaasi.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo qaar ka mid ah wasiirrada XFS ee la socda R\/wasaaraha.<\/p>\n<p>Kulankaasi ayaa \u00a0diirradda lagu saaray arrmaha amniga,\u00a0 dhaqaalaha, horumarinta adeegyada bulshada iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dowladda federaalka iyo Dowladda Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug oo lagu qabtay xarunta maamulka Dowlad Goboleedkaasi. Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo qaar ka mid ah wasiirrada XFS ee la socda R\/wasaaraha. Kulankaasi ayaa \u00a0diirradda lagu saaray arrmaha amniga,\u00a0 dhaqaalaha, horumarinta adeegyada bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":434435,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434434","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434434"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434437,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434434\/revisions\/434437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}