{"id":434390,"date":"2020-12-15T14:45:16","date_gmt":"2020-12-15T11:45:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434390"},"modified":"2020-12-16T14:59:04","modified_gmt":"2020-12-16T11:59:04","slug":"wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-iyo-wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-dowlad-goboleedka-galmudug-oo-dhuusamareeb-kulan-ku-yeeshay-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-iyo-wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-dowlad-goboleedka-galmudug-oo-dhuusamareeb-kulan-ku-yeeshay-sawiro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowlad Goboleedka Galmudug oo Dhuusamareeb kulan ku yeeshay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Faarax oo ku sugan xarunta Dowlad-gobolleedka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa kulan wax ku la yeeshay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug ,Yaxye Hiish Xuseen , ku-xigeenkiisa Maxamed Nuur Diini iyo sargaalka xiriirka Galmudug ee Baxnaano iyo mashruuca ka jawaabaya saameynta Ayaxa, Asma Saciid Cali.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa awoodda wada shaqeyn iyo isku dubaridka barnaamijyada Dawladda sida Barnaamijka Caawimaada Qaran ee Baxnaano oo qeyb ka ah siyaasadda Ilaalinta Bulshada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Faarax oo ku sugan xarunta Dowlad-gobolleedka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa kulan wax ku la yeeshay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug ,Yaxye Hiish Xuseen , ku-xigeenkiisa Maxamed Nuur Diini iyo sargaalka xiriirka Galmudug ee Baxnaano iyo mashruuca ka jawaabaya saameynta Ayaxa, Asma Saciid Cali. Kulanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":434463,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434390","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434390"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434464,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434390\/revisions\/434464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}