{"id":434213,"date":"2020-12-14T09:17:22","date_gmt":"2020-12-14T06:17:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434213"},"modified":"2020-12-14T10:33:49","modified_gmt":"2020-12-14T07:33:49","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-maanta-ku-wajahan-magaalada-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb."},"content":{"rendered":"<p>Dh\/mareeb-(SONNA)-Ra\u2019iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maanta booqasho ku tago magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wafdi hor dhac u ah ra\u2019isul wasaaraha dalka ayaa shalay galinkii dambe gaaray magaalada dhuusamareeb, waxaana la filayaa inuu saakay ka soo ambo baxo magaalada Garoowe oo maalmahaan ku sugnaa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxda Galmudug kala hadli doono arrimaha doorashooyinka dalka ee la filayo inay dhacaan bilawga sanad cusub ee 2021,<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka ayaa hore u tagay magaalada baydhabo ee xarunta ku meelgaarka ah ee Koonfur galbeed, wuxuuna madaxadweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed\u00a0 Lafta-gareen kala hadlay arrimaha doorashooyinka sidoo kale maalmahaan magaalada Garoowe ayuu u joogay inuu madaxda Puntland kala hadlo sidii loo sii amba qaadi lahaa doorashooyinka fooda nagu soo haya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dh\/mareeb-(SONNA)-Ra\u2019iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maanta booqasho ku tago magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wafdi hor dhac u ah ra\u2019isul wasaaraha dalka ayaa shalay galinkii dambe gaaray magaalada dhuusamareeb, waxaana la filayaa inuu saakay ka soo ambo baxo magaalada Garoowe oo maalmahaan ku sugnaa. Ra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":434214,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434213","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434213","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434213"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434217,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434213\/revisions\/434217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}