{"id":434125,"date":"2020-12-13T00:50:39","date_gmt":"2020-12-12T21:50:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=434125"},"modified":"2020-12-13T00:53:33","modified_gmt":"2020-12-12T21:53:33","slug":"17-ka-tirsan-al-shabaab-oo-ay-ku-jiraan-ajaanib-oo-lagu-dilay-hawlgal-ay-danab-ka-fulisay-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/17-ka-tirsan-al-shabaab-oo-ay-ku-jiraan-ajaanib-oo-lagu-dilay-hawlgal-ay-danab-ka-fulisay-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Danab oo hawlgal ka dhacay Shabeelaha hoose ku dishay 17-Al-shabaab  Ajaanibi ku jirto"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa Gobolka Shabeelaha hoose ku dilay 17-Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaanib.<\/p>\n<p>Howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ka sameeyeen\u00a0 Degmada Sablaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayay ku bur buriyeen\u00a0 xaruntii\u00a0 guud ee Jabhadaha maleeshiyada\u00a0 Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xaruntaan ayaa ahayd goob Saldhig u ah maleyshiyaadka Jabhadaha ah ee ka tirsan argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhaxe u daatay xaruntaan oo xiligaas ay ku sugnayeen Maleyshiyaad iyo Horjogayaal ka tirsanaa argagixisada.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa halkaasi ku dilay 17-maleeshiyaad iyo horjoogayaal isugu jira kuwaasi oo ay ku jiraan ajaaniib.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Danab oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in saldhigaan ay Ciidanka Danab weerarka ku qaadeen uu ahaa xarunta Guud ee waxa ay ugu yeeraan maleyshiyaadka Jabhadaha kooxdaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Saraakiisha Danab ayaa sheegay in Dagaalka kooban ee ka dhacay gudaha Saldhiga lagu dilay Maleyshiyaad iyo horjogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaanib.<\/p>\n<p>Saraakiisha Danab ayaa soo bandhigay magacyada horjogayaasha lagu dilay Howlgalka, waxayna kala yihiin Horjooge Suleymaan Abuu Maxfuud oo ahaa ku-xigeenka horjoogaha Jabhadaha ama maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab una dhashay Dalka Tanzania, Abuu Yaasir Yaxiid oo heesta dhalashada Suuriya oo kooxdaasi u Qaabilsanaa Amniga Xerada Jabhadaha Al-shabaab iyo Horjooge Xasan Maxamed Cismaan oo u qaabilsanaa Howlgalinta Maleeshiyaadka\u00a0 Jabhada Argagixisada.<\/p>\n<p>Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa gabin ahaan bur buriyay\u00a0 xarunta Nabadiidka Al-Shabaab\u00a0 ku lahayeen Degmada Sablaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa Gobolka Shabeelaha hoose ku dilay 17-Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ka sameeyeen\u00a0 Degmada Sablaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayay ku bur buriyeen\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":434126,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-434125","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434125"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":434130,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434125\/revisions\/434130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/434126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}