{"id":433969,"date":"2020-12-11T14:15:28","date_gmt":"2020-12-11T11:15:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433969"},"modified":"2020-12-11T14:15:28","modified_gmt":"2020-12-11T11:15:28","slug":"oxfam-oo-ka-digtay-gaajo-ay-wajahayaan-malaayiin-qof-oo-ku-nool-bariga-iyo-bartamaha-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/oxfam-oo-ka-digtay-gaajo-ay-wajahayaan-malaayiin-qof-oo-ku-nool-bariga-iyo-bartamaha-afrika\/","title":{"rendered":"OXFAM oo ka digtay gaajo ay wajahayaan malaayiin qof oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika."},"content":{"rendered":"<p>In ka badan 50\u00a0\u00a0malyuun oo qof oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika ayaa u baahan gargaar deg deg ah oo\u00a0\u00a0cunto ah sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay heyada Oxfam.<\/p>\n<p>Warbixinta waxay tilmaantay in arintan ay sabab u tahay isbadalka cimilada gobalka ka jirta waxaana dhici karta in tirada dadka gargaarka u baahan ay intaa ka badnaan doonto.<\/p>\n<p>Laga bilaabo bartamaha bishaan December ayaa waxaa la saadaalinayaa in heerka roobka uu hoos u dhaco sida warbixinta lagu sheegay wadamada South\u00a0Sudan,\u00a0Somalia, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Rwanda iyo\u00a0\u00a0Uganda.<\/p>\n<p>Arintan ayaa keeni karta in malaayiin qof ay gaajo wajahaan sanadka na soo kulaalaya ee 2021 sida Oxfam ay tilmaantay.<\/p>\n<p>Digniintan ayaa imaaneysa iyada oo maalinka sabtiga ee bari ah uu dhacayo kulan madaxda caalamku kaga arinsanayaan saameynta isbadalka cimilada iyo waxa laga yeelayo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan 50\u00a0\u00a0malyuun oo qof oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika ayaa u baahan gargaar deg deg ah oo\u00a0\u00a0cunto ah sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay heyada Oxfam. Warbixinta waxay tilmaantay in arintan ay sabab u tahay isbadalka cimilada gobalka ka jirta waxaana dhici karta in tirada dadka gargaarka u baahan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433970,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433969","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433971,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433969\/revisions\/433971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}