{"id":433959,"date":"2020-12-11T08:43:58","date_gmt":"2020-12-11T05:43:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433959"},"modified":"2020-12-11T08:43:58","modified_gmt":"2020-12-11T05:43:58","slug":"wafdi-ka-socda-qaramada-midoobe-oo-gaaray-magaalada-dooloow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ka-socda-qaramada-midoobe-oo-gaaray-magaalada-dooloow\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray magaalada Dooloow"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay\u00a0\u00a0hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa la kulmay kooxaha samafalka , maamulka degmada &amp; dadka deegaanka oo ey ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan.<\/p>\n<p>Waxay booqdeen xarumaha caafimaad iyo wax barasho ee qaramada midoobe ay ka hirgalisay Dooloow<\/p>\n<p>Magaalada Dooloow waxaa ku yaala xeryo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan gargaar dhinacyo badan<\/p>\n<p>Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay\u00a0\u00a0hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay\u00a0\u00a0hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo. Wafdiga ayaa la kulmay kooxaha samafalka , maamulka degmada &amp; dadka deegaanka oo ey ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan. Waxay booqdeen xarumaha caafimaad iyo wax barasho ee qaramada midoobe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433960,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433959","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433961,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433959\/revisions\/433961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}