{"id":433949,"date":"2020-12-10T13:21:55","date_gmt":"2020-12-10T10:21:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433949"},"modified":"2020-12-10T13:22:44","modified_gmt":"2020-12-10T10:22:44","slug":"maxkamadda-icc-oo-joojisay-dacwad-ka-dhan-ah-ciidanka-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-icc-oo-joojisay-dacwad-ka-dhan-ah-ciidanka-uk\/","title":{"rendered":"Maxkamadda ICC oo joojisay dacwad ka dhan ah ciidanka Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhac ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain.kuwaas oo \u00a0lagu eedeeyay in Ciraaq ay ka geysteen dambiyo dagaal.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa imaanaya xilli maxkamadda ICC \u00a0ay cadaadis kala kulantay\u00a0 Washington ka dib markii la furay gal dacwadeed ka dhan ah ciidanka Mareykanka oo dambiyo sidoo kale ka geystay Afghanistan.<\/p>\n<p>Maxkamaddu waxa ay sheegtay in ay jiraan tacadiyo,hase yeeshee, UK waxay sameysay baaritaan waafi ah dambiyadaas lagu ogaanayo<\/p>\n<p>Bishii Juun, baaritaan madaxa banaan oo la sameeyay ayaa muujinaaya in ciidanka UK ay geysteen tacadiyo ka dib markii ay heleen kumanaan cabasho oo arrintaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhac ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain.kuwaas oo \u00a0lagu eedeeyay in Ciraaq ay ka geysteen dambiyo dagaal. Go\u2019aankan ayaa imaanaya xilli maxkamadda ICC \u00a0ay cadaadis kala kulantay\u00a0 Washington ka dib markii la furay gal dacwadeed ka dhan ah ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433950,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433949","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433949"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433953,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433949\/revisions\/433953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}