{"id":433932,"date":"2020-12-09T19:37:49","date_gmt":"2020-12-09T16:37:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433932"},"modified":"2020-12-09T19:37:49","modified_gmt":"2020-12-09T16:37:49","slug":"ethiopia-oo-wali-daba-joogta-saraakiisha-sare-ee-tplf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ethiopia-oo-wali-daba-joogta-saraakiisha-sare-ee-tplf\/","title":{"rendered":"Ethiopia oo wali daba joogta saraakiisha sare ee TPLF"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa (SONNA)- Taliye ku xigeenka ciidanka Itoobiya Gen. Abebaw Tadesse ayaa magaalada Mekelle kulan kula yeeshay saraakiisha sar sare ee ciidanka Itoobiya .<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhiga Itoobiya kulanka ayaa u jeeskiisu ahaa qaabkii loo qaban lahaa oo cadaalada loo keeni lahaa madaxda baxsadka ah ee TPLF.<\/p>\n<p>Ciidanka Itoobiya waxay sheegeen in uu dhamaaday dagaalka\u00a0 balse iminka uu bilowday ugaarsiga xubinta TPLF gaar ahaan saraakiisha hogaamineysay.<\/p>\n<p>Inkastoo ciidanka Itoobiya 28-kii bishii la soo dhaafay ee November la wareegeen magaalada Mekelle\u00a0 ee xarunta Tigray hadana wali ma dhamaan colaada gobalkaasi.<\/p>\n<p>TPLF ayaa ka da gaalameysa dhulka keymaha iyo buuraha ah ee gobalka waxaana shaqaalaha gargaarka ay sheegayaan in xitaa nawaaxiga magaalada ay ka dhacaan dagaalo goos goos ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa (SONNA)- Taliye ku xigeenka ciidanka Itoobiya Gen. Abebaw Tadesse ayaa magaalada Mekelle kulan kula yeeshay saraakiisha sar sare ee ciidanka Itoobiya . Sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhiga Itoobiya kulanka ayaa u jeeskiisu ahaa qaabkii loo qaban lahaa oo cadaalada loo keeni lahaa madaxda baxsadka ah ee TPLF. Ciidanka Itoobiya waxay sheegeen in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433936,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433932","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433938,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433932\/revisions\/433938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}