{"id":433881,"date":"2020-12-08T13:34:07","date_gmt":"2020-12-08T10:34:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433881"},"modified":"2020-12-08T14:24:33","modified_gmt":"2020-12-08T11:24:33","slug":"wakiillo-ka-soxda-dowlad-goboleedka-hirshabelle-oo-loo-qabtay-tababar-aqoon-kororsi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wakiillo-ka-soxda-dowlad-goboleedka-hirshabelle-oo-loo-qabtay-tababar-aqoon-kororsi-ah\/","title":{"rendered":"Wakiillo ka socda Hirshabeelle oo loo tababaray xalinta khilaafaadka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Maamulka\u00a0 qeybta arrimaha Siyaasadda ee Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa tababar aqoon kororsi ah u soo gabagabaysay wakiillo qaybaha bulshada ah oo ka socda Hirshabeelle, kaas\u00a0 la xiriiray xallinta khilaafaadka iyo dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n<p>Tababarka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday maamulka Hirshabeele, Odayaal dhaqan, Haween iyo dhalinyaro ka kala yimid magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne.<\/p>\n<p>Tababarkaasi oo socday muddo saddex maalmood ah waxaa xubnihii ka qeybgalay ay halkaasi ku qaateen daruus ku saabsaneyd \u00a0dhex-dhexaadinta khilaafaadka iyo \u00a0xoojiyo wadiiqooyinka aasaasiga ah ee dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta hawlgalka AMISOM ayaa ka qaybgalayaasha tababarka ku bogaadiyey inay qaateen aqoon kororsigan oo waxtar u leh bulshada, kana caawin doona inay ku guulaystaan xalinta khilaafaadyada bulshada iyo dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Maamulka\u00a0 qeybta arrimaha Siyaasadda ee Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa tababar aqoon kororsi ah u soo gabagabaysay wakiillo qaybaha bulshada ah oo ka socda Hirshabeelle, kaas\u00a0 la xiriiray xallinta khilaafaadka iyo dib-u-heshiisiinta. Tababarka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday maamulka Hirshabeele, Odayaal dhaqan, Haween iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433882,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433881","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433881"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433893,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433881\/revisions\/433893"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}