{"id":433874,"date":"2020-12-08T12:15:44","date_gmt":"2020-12-08T09:15:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433874"},"modified":"2020-12-08T13:22:08","modified_gmt":"2020-12-08T10:22:08","slug":"dalka-ingiriiska-oo-meel-mariyay-daawada-cusub-ee-talaalka-karoona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-meel-mariyay-daawada-cusub-ee-talaalka-karoona\/","title":{"rendered":"Dalka Ingiriiska oo Meel Mariyay isticmaalka tallaalka cusub ee Covid 19."},"content":{"rendered":"<p>UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19,iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu horeeyay dalkaasi ee la siiyo talaalka Covid-19.<\/p>\n<p>Waxaa talaalka qeybtiisa koowaad ahmiyad gaar ah la siin doonaa dadka 80 sano ka weyn iyo shaqaalaha caafimaadka,waxaana tallaalkaasi la geeyay Ilaa 50 goob oo caafimaad.<\/p>\n<p>Waxaa qorshuhu yahay in la talaalo ilaa 40 malyuun oo qof, halka Waaxda caafimaadka ay u yeeri doonta qofka la talaalayo.<\/p>\n<p>UK waxay noqotay dalkii ugu horeeyay aduunka ee meel mariya daawada cusub, ee talaalka karoona.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19,iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu horeeyay dalkaasi ee la siiyo talaalka Covid-19. Waxaa talaalka qeybtiisa koowaad ahmiyad gaar ah la siin doonaa dadka 80 sano ka weyn iyo shaqaalaha caafimaadka,waxaana tallaalkaasi la geeyay Ilaa 50 goob oo caafimaad. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433875,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433874","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433874"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433880,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433874\/revisions\/433880"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}