{"id":433810,"date":"2020-12-07T09:53:09","date_gmt":"2020-12-07T06:53:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433810"},"modified":"2020-12-07T10:00:36","modified_gmt":"2020-12-07T07:00:36","slug":"tallaalka-covid19-oo-rasmi-ah-uga-bilaabanaya-dalka-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tallaalka-covid19-oo-rasmi-ah-uga-bilaabanaya-dalka-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Tallaalka Covid19 oo rasmi ah uga bilaabanaya dalka Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\" style=\"line-height: 16.85pt; background: white; margin: 0in 0in 16.85pt 0in;\"><span class=\"s1\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Lodon-(SONNA)-Qaybtii ugu horaysay talaalka Pfizer\/BioNTech ee xanuunka Covid19 oo uu dhaliyo CoronaVirus ayaa la gaarsiiyay qaar ka mid ah isbitaallada iyo goobaha caafimaadka ee dalka Ingiriiska.<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p3\" style=\"line-height: 16.85pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.85pt 0in;\"><span style=\"box-sizing: border-box;\"><span class=\"s2\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Illaa 50 goob ayaa laga bilaabi doonaa wajiga koowaad ee tallaalka,waxaana la geeyay sanduuqyo qaboojiyayayaal ah oo tallaalku ku jiro.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p3\" style=\"line-height: 16.85pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.85pt 0in;\"><span style=\"box-sizing: border-box;\"><span class=\"s2\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Maalinka talaadada ah ayaa saraakiisha caafimaadku sheegeen in uu talaalka si rasmi ah u bilaabanayo, dadka ugu horeeya ee la talaalayo ayaa ah shaqaalaha caafimaadka , dadka Waayeelka ah iyo dadka ku sugan goobaha dadka da\u2019da ah lagu xanaaneeyo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p3\" style=\"line-height: 16.85pt; background: white; margin: 0in 0in 16.85pt 0in;\"><span class=\"s2\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">UK waxay dalbatay tallaal ku filan 40 malyuun oo qof waana dalkii labaad ee aduunka<\/span> ee si buuxda u shaaciya in uu dadwaynihiisa qaadanayaan tallaalka lagaga hortagayo cudurka Covid19, dalka Ruushka ayaa horay u qaaday tallaabadaan oo kale, inkastoo hay\u2019adda Caafimaadka aduunka ee WHO aysan wali xaqiijin waxtarka tallaalka Ruushka.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lodon-(SONNA)-Qaybtii ugu horaysay talaalka Pfizer\/BioNTech ee xanuunka Covid19 oo uu dhaliyo CoronaVirus ayaa la gaarsiiyay qaar ka mid ah isbitaallada iyo goobaha caafimaadka ee dalka Ingiriiska. Illaa 50 goob ayaa laga bilaabi doonaa wajiga koowaad ee tallaalka,waxaana la geeyay sanduuqyo qaboojiyayayaal ah oo tallaalku ku jiro. Maalinka talaadada ah ayaa saraakiisha caafimaadku sheegeen in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433813,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433810","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433810"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433816,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433810\/revisions\/433816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}