{"id":433728,"date":"2020-12-06T09:50:57","date_gmt":"2020-12-06T06:50:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433728"},"modified":"2020-12-06T09:59:09","modified_gmt":"2020-12-06T06:59:09","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-hawlgal-ku-dilay-xubno-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-hawlgal-ku-dilay-xubno-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana howlgalkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanada Walla-galeen, Galka Saalimow, Dahaad, Ceel maracade iyo garas gawaan oo ka tirsan gobolka shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jen. Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlayay Idaacadda codka ciidamada ayaa sheegay in howlgalkaas ku dileen 11 xubnood ka tirsan Al-Shabaab oo uu ka mid ahaa sarkaalkii watay ciidankaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay inay burburiyeen goobo Al-Shabaab dadka ugu qaadayeen lacagaha baadda ah.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka ayaa muddooyinkii u dambeeyay waday howlgallo qorshaysan, waxaana howlgaladaas fulinayay ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana howlgalkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalkaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanada Walla-galeen, Galka Saalimow, Dahaad, Ceel maracade iyo garas gawaan oo ka tirsan gobolka shabeellaha hoose. Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jen. Maxamed Tahliil Biixi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433731,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433728","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433728"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433730,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433728\/revisions\/433730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}