{"id":433614,"date":"2020-12-05T10:38:21","date_gmt":"2020-12-05T07:38:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433614"},"modified":"2020-12-05T10:55:26","modified_gmt":"2020-12-05T07:55:26","slug":"qorshe-wax-looga-qabanayo-sicirbararka-oo-maanta-ka-dhaqangalaya-punt-land","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qorshe-wax-looga-qabanayo-sicirbararka-oo-maanta-ka-dhaqangalaya-punt-land\/","title":{"rendered":"Qorshe wax looga Qabanaayo sicirbararka oo maanta ka dhaqangalaya Punt-land"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Maanta waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo go\u2019aankii khamiistii ka soo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo shirkadaha isgaarsiinta lagu amaray in hal doollar ama ka yar aan la isugu diri Karin adeegyada Sahal iyo E-Dahab.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Puntland waxay Shirkadahaas amar ku siiyay, in ay sarif ahaan u qaataan Lacagta Shilinka Soomaaliga ah, si loo soo celiyo qiimaha lacagta Shilinka oo hoos u dhac ballaaran ku yimid, taas oo sicir-barar keentay.<\/p>\n<p>War shalay ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa lagu adkeeyay shirkadaha in ay u hoggaansamaan awaamiirtii ka soo baxay shirkii golaha wasiirrada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-433618\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Punt-land-1-218x300.jpg\" alt=\"\" width=\"218\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Punt-land-1-218x300.jpg 218w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Punt-land-1-768x1057.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Punt-land-1-744x1024.jpg 744w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Punt-land-1.jpg 785w\" sizes=\"auto, (max-width: 218px) 100vw, 218px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Maanta waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo go\u2019aankii khamiistii ka soo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo shirkadaha isgaarsiinta lagu amaray in hal doollar ama ka yar aan la isugu diri Karin adeegyada Sahal iyo E-Dahab. Wasaaradda Maaliyadda Puntland waxay Shirkadahaas amar ku siiyay, in ay sarif ahaan u qaataan Lacagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433621,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433614","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433614"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433622,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433614\/revisions\/433622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}