{"id":433595,"date":"2020-12-04T21:58:49","date_gmt":"2020-12-04T18:58:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433595"},"modified":"2020-12-04T21:58:49","modified_gmt":"2020-12-04T18:58:49","slug":"saraakiil-ka-kala-socda-sudan-iyo-ethiopia-oo-ka-wada-hadlay-ammaanka-xuduuda-labada-dal-ka-dib-hawlgalkii-gobolka-tigreega","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ka-kala-socda-sudan-iyo-ethiopia-oo-ka-wada-hadlay-ammaanka-xuduuda-labada-dal-ka-dib-hawlgalkii-gobolka-tigreega\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka kala socda Sudan iyo Ethiopia oo ka wada hadlay ammaanka xuduuda labada dal, ka dib hawlgalkii gobolka Tigreega"},"content":{"rendered":"<p>Jubba (SONNA)- <span class=\"s1\">Gudi ciidan oo wadajir ah kaas oo ay leeyihiin Sudan iyo itoobiya ayaa ka wada hadlay arimo la xiriira amaanka xuduuda labada dal iyo iskaashiga nabadgalyada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Saxaafada itoobiya ayaa sheegtay<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>in taliyaha ururka<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>sadaxaad ee ciidanka itoobiya gaashaanle Solomon Afere,<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>uu tilmaamay in Sudan iyo itoobiya ay leeyihiin xiriir wanaagsan iyo iskaashi dhanka amaanka xuduuda ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Solomon waxa uu sheegay in labada dal ay sii wadi doonaan amaanka iyo nabada aaga xuduuda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Taliyaha ururka sagaalaad ee ciidanka Sudan gaashaanle sare Mohammed Adem,<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>aya sheegay in labada dhinac ay sanado ka wada shaqeynayeen amaanka labada dal ee dhanka xuduuda ayna sii wadi doonaan.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Arintan ayaa ku soo beegmeysa iyada oo qaxooti badan o ka cararay sagaalka waqooyiga itoobiya ay gareen bariga dalka Sudan\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jubba (SONNA)- Gudi ciidan oo wadajir ah kaas oo ay leeyihiin Sudan iyo itoobiya ayaa ka wada hadlay arimo la xiriira amaanka xuduuda labada dal iyo iskaashiga nabadgalyada. Saxaafada itoobiya ayaa sheegtay\u00a0\u00a0in taliyaha ururka\u00a0\u00a0sadaxaad ee ciidanka itoobiya gaashaanle Solomon Afere,\u00a0\u00a0uu tilmaamay in Sudan iyo itoobiya ay leeyihiin xiriir wanaagsan iyo iskaashi dhanka amaanka xuduuda ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433596,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433595","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433597,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433595\/revisions\/433597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}