{"id":433592,"date":"2020-12-04T21:35:18","date_gmt":"2020-12-04T18:35:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433592"},"modified":"2020-12-04T21:35:18","modified_gmt":"2020-12-04T18:35:18","slug":"fao-oo-digtay-ayax-hor-leh-oo-ku-wajahan-gobalada-koonfurta-iyo-bartamaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/fao-oo-digtay-ayax-hor-leh-oo-ku-wajahan-gobalada-koonfurta-iyo-bartamaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"FAO oo digtay Ayax hor leh oo ku wajahan gobalada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Nairobi (SONNA)- Heyada qaramada midoobe cunada iyo beeraha qaabilsan FAO ayaa ka digeysa ayax hor leh oo ku wajahan bartamaha soomaaliya oo horay ayaxu saameyn lixaad leh ugu hayay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Dhasha ayaxa ee koronkorada ayaa laga bilaabo isbuucan is uruursan doonta waxayna aad uu sii kordheysa inta bishaan December ka dhiman ilaa bisha Janaayo ee sanadka 2021 sida FAO ay tilmaantay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Laga bilaabo bartamaha December ayax dhalaan ah oo xoog badan kaas oo ka yimi dhanka koonfur bari itoobiya ayaa la saadaalinayaa in uu ku dago gobolada koonfurta soomaaliya .<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Qeybo ka mid ah gobalada waqooyi bari soomaaliya waxaa iminka ku sugan ayaxa waaweyn oo bilaabay in uu ugxaan dhigo taas oo saameyn kale yeelan karta.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Puntland iyo Galmudug ayaa ka mid ah meelaha ugu daran soomaaliya ee uu ayaxu aafeeyay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi (SONNA)- Heyada qaramada midoobe cunada iyo beeraha qaabilsan FAO ayaa ka digeysa ayax hor leh oo ku wajahan bartamaha soomaaliya oo horay ayaxu saameyn lixaad leh ugu hayay. Dhasha ayaxa ee koronkorada ayaa laga bilaabo isbuucan is uruursan doonta waxayna aad uu sii kordheysa inta bishaan December ka dhiman ilaa bisha Janaayo ee sanadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433593,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433592","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433594,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433592\/revisions\/433594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}