{"id":433563,"date":"2020-12-03T17:34:54","date_gmt":"2020-12-03T14:34:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433563"},"modified":"2020-12-03T17:34:54","modified_gmt":"2020-12-03T14:34:54","slug":"qabyo-qoraalka-istiratiijiyadda-qaran-ee-xalka-waara-oo-la-ansixiyay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qabyo-qoraalka-istiratiijiyadda-qaran-ee-xalka-waara-oo-la-ansixiyay-sawirro\/","title":{"rendered":"Qabyo-Qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara oo la ansixiyay \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Xafiiska Xalka Waare oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa u qabatay hey\u2019adaha Federaalka ah, Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Benadir kulan howleed lagu ansixinayay qabyo-qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara taas oo looga sal gaari doono xal waara loo helo arrimaha barakaca<\/p>\n<p>Kulankaan waxaa ka qayb-galay Wakiilo ka kala socda Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Wasaaradaha Federaalka, Wasaaradaha Maamul Goboleedyada, Hay\u2019adaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha, iyo maamulka Gobolka Benadir.<\/p>\n<p>Kulan howleedkan oo socday labo maalin oo laga doodayay qabyo-qoraalka ayaa heer farsamo lagu ansixiyay Istiratiijiyadda Xalka Waara iyo Qorsho Howleedkiisa.<\/p>\n<p>Wasaaradda Qorsheynta waxa ay wada tashi balaraan la sameeysay hey\u2019adaha Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada, Maamulka Gobolka Benadir, iyo Hey\u2019adaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha. Wasaaradda waxa ay sidoo kale la yeelatay wadatashi Ganacsatada Soomaaliyeed oo ay hormuud ka aheyd Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, Bulshad Rayidka oo ay hormuud ka aheyd SONSA, saaxiibada caalamka oo ee ka mid yihiin Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, Hay\u2019adaha and Dowliga Ahayn, Deeq Bixiyaasha, Safaaradaha, Khubaro Caalami ah oo hurmuud ku ah arrimaha Xalka Waara ee barkacyaasha iyo Guddiga Heer Sare ee Barakacayaasha ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Waxaa soo idlaaday wadatashiyada iyo ansixinta farsamo ee Istiratiijiyadda Xalka Waara iyo Qorsho Howleedkiisa, waxaana la horgeyn doonaa Golaha Wasiirada si ay u ansixiyaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-433564\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129068041_3339993869457108_1090372824590325183_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129068041_3339993869457108_1090372824590325183_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129068041_3339993869457108_1090372824590325183_o-1024x683-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129068041_3339993869457108_1090372824590325183_o-1024x683-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-433565\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129165349_3339993772790451_3797769982610291244_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129165349_3339993772790451_3797769982610291244_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129165349_3339993772790451_3797769982610291244_o-1024x683-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129165349_3339993772790451_3797769982610291244_o-1024x683-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-433566\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129315482_3339993999457095_8954958569560768277_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129315482_3339993999457095_8954958569560768277_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129315482_3339993999457095_8954958569560768277_o-1024x683-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129315482_3339993999457095_8954958569560768277_o-1024x683-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-433567\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129376169_3339993316123830_5804099770035620356_o-768x512.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129376169_3339993316123830_5804099770035620356_o-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129376169_3339993316123830_5804099770035620356_o-768x512-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-433568\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129669617_3339994172790411_302394929299879650_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129669617_3339994172790411_302394929299879650_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129669617_3339994172790411_302394929299879650_o-1024x683-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/129669617_3339994172790411_302394929299879650_o-1024x683-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Xafiiska Xalka Waare oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa u qabatay hey\u2019adaha Federaalka ah, Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Benadir kulan howleed lagu ansixinayay qabyo-qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara taas oo looga sal gaari doono xal waara loo helo arrimaha barakaca Kulankaan waxaa ka qayb-galay Wakiilo ka kala socda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433567,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433563","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433570,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433563\/revisions\/433570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}