{"id":433474,"date":"2020-12-02T11:22:29","date_gmt":"2020-12-02T08:22:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433474"},"modified":"2020-12-02T11:27:09","modified_gmt":"2020-12-02T08:27:09","slug":"kulan-looga-hadlaayo-covid-19-oo-berrito-ka-furmaya-xaruna-q-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlaayo-covid-19-oo-berrito-ka-furmaya-xaruna-q-midoobay\/","title":{"rendered":"kulan looga hadlaayo Covid 19 oo berrito ka furmaya xarunta Q.Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobe \u00a0ayaa qaban doonta beri oo khamiis ah shir aan caadi ahayn \u00a0kaas oo looga hadlaaayo sidii looga hartegi lahaa faafidda iyo la dagaalanka cudurka halista ah ee Karoona Fayras.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa socon doona laba maalin, waxaana ka hadli doona 141 mas\u2019uul kuwaas oo ay ka mid yihiin 53 madaxwayne, 39 ra\u2019iisal wasaare iyo 38 wasiir.<\/p>\n<p>Liiska madaxda hadli doonta waxaa ku jira Madaxda Ururka Caafimaadka Adduunka, Wakiilka sare ee Qaramada Midoobe u qaabilsan \u00a0xuquuqda aadanaha iyo madaxa ururka shaqaalaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>In ka badan \u00a064 malyan oo qof ayuu ku dhacay cudurka Karoona, waxaana u dhintay in ka badan hal malyan, halka ay ka caafimaadeen dad kor u dhaafaya 44 malyan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobe \u00a0ayaa qaban doonta beri oo khamiis ah shir aan caadi ahayn \u00a0kaas oo looga hadlaaayo sidii looga hartegi lahaa faafidda iyo la dagaalanka cudurka halista ah ee Karoona Fayras. Shirkaan ayaa socon doona laba maalin, waxaana ka hadli doona 141 mas\u2019uul kuwaas oo ay ka mid yihiin 53 madaxwayne, 39 ra\u2019iisal wasaare iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433475,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433474","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433474"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433477,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433474\/revisions\/433477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}