{"id":433468,"date":"2020-12-02T08:50:16","date_gmt":"2020-12-02T05:50:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433468"},"modified":"2020-12-02T08:50:16","modified_gmt":"2020-12-02T05:50:16","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-hirshabeelle-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiyaha-baarlamaanka-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-hirshabeelle-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiyaha-baarlamaanka-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Ku xigeenka dowlad gobaleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa kulan kula qaatay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle &amp; ku xigeenkiisa koowaad.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaan ayaa ka wada hadlay dardargalinta Horumarinta dowlad Gobaleedka Hirshabeelle iyo in si hufan loogu Shaqeeyo Shacabka ku nool degaannada\u00a0 Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji oo shalay gaaray magaalada Beledweyne ayaa sheegay inay horudhac u yihiin wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo halkaasi tegaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Ku xigeenka dowlad gobaleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa kulan kula qaatay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle &amp; ku xigeenkiisa koowaad. Mas\u2019uuliyiintaan ayaa ka wada hadlay dardargalinta Horumarinta dowlad Gobaleedka Hirshabeelle iyo in si hufan loogu Shaqeeyo Shacabka ku nool degaannada\u00a0 Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle. Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433469,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433468","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433470,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433468\/revisions\/433470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}