{"id":433395,"date":"2020-12-01T10:31:33","date_gmt":"2020-12-01T07:31:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433395"},"modified":"2020-12-01T10:31:33","modified_gmt":"2020-12-01T07:31:33","slug":"iran-oo-israel-ku-eedeysay-dilkii-seynisyahan-u-dhashay-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/iran-oo-israel-ku-eedeysay-dilkii-seynisyahan-u-dhashay-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Iran oo Israel ku eedeysay dilkii Seynisyahan u\u00a0dhashay dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo ka tirsan laamaha amniga ee Iran ayaa ku eedeynaya in Israel ay dishay Mohsen Fakhrizadeh oo ahaa Seynisyahankii ugu sareeyay Iran ee Nukliyeerka iyadoo adeegsaneysa qalabka tikniyoolajiyadda ee laga hago \u00a0meelaha fog.<\/p>\n<p>Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Shamkhani wuxuu sheegay in shaki uusan ku jirin in Israa\u2019iil iyo hay\u2019adaheeda sirdoonka, Mossad, ay ka dambeeyeen weerarkaasi.<\/p>\n<p>Sarkaalka ayaa yiri, \u201cIsrael ayaa dooneysay in ay disho Fakhrizadeh muddo 20 sano ah\u201d, isaga oo intaa ku daray Isra\u2019il ay weerarkaasi u adeegsatay xirfad casriyeysan\u00a0 iyo qaab cusub oo ah nuucyadii ugu dambeeyay.<\/p>\n<p>Seynisyahankaasi oo la dilay maalinimadii Jimcaha ee la soo dhaafay ayaa ahaa khabiir dhanka Niyuklerka u qaabilsanaa dalka Iiraan,waxaana dilkiisa m arkii hore lagu sheegay in loo adeegsaday qarax uu dhaliyay gaari xamuul ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo ka tirsan laamaha amniga ee Iran ayaa ku eedeynaya in Israel ay dishay Mohsen Fakhrizadeh oo ahaa Seynisyahankii ugu sareeyay Iran ee Nukliyeerka iyadoo adeegsaneysa qalabka tikniyoolajiyadda ee laga hago \u00a0meelaha fog. Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Shamkhani wuxuu sheegay in shaki uusan ku jirin in Israa\u2019iil iyo hay\u2019adaheeda sirdoonka, Mossad, ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433396,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433395","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433397,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433395\/revisions\/433397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}