{"id":433325,"date":"2020-11-30T09:44:53","date_gmt":"2020-11-30T06:44:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433325"},"modified":"2020-11-30T10:01:45","modified_gmt":"2020-11-30T07:01:45","slug":"kumaandooska-xoogga-dalka-oo-jab-wayn-u-gaystay-maleeshiyada-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kumaandooska-xoogga-dalka-oo-jab-wayn-u-gaystay-maleeshiyada-argagixisada\/","title":{"rendered":"Kumaandooska Xoogga dalka oo jab wayn u gaystay maleeshiyada argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>Afgooye-(SONNA)-Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka oo Maleeshiyaad Ka tirsan,Al-Ashabaab Ku dilay gobolka Shabeelada hoose,Kadib howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gor-gor ka fuliyeen deegaanka Ceel Maracadde ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab,waxay sidoo kale halkaasi ku bur-buriyeen goobtii argagixisada shacabka soomaaliyeed uga qaadi jireen lacagaha baadda ah.<\/p>\n<p>Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa intii ay howlgalka qorshaysan ku gudajireen waxay gabi ahaanba bur-buriyeen goobaha maleeshiyaadka Al-shabaab gabbaad u ahaa oo ay ka mid ahayd meel maxkamad beenaad u ahayd iyo xaruntii uruurinta lacagaha baadda ee shacabka ayka qaadijireen.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gor-gor waxay argagixisada ka dileen 17-maleeshiyaad ah iyo 6 dhaawac ah sida uu ku soo waramay Wariyaha Idaacadda ciidamada Qalabka Sida\u00a0 Maxamed Cabdulaahi Shilaawe oo howlgalka goob joog ka ahaa.<\/p>\n<p>Deegaanka Mara-cadde waa deegaan u dhexeeya dhulka Carro madowga ah iyo dhanka xeebta ee dagmooyinka Afgooye iyo Marka ee gobolka shabeelada hoose .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afgooye-(SONNA)-Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka oo Maleeshiyaad Ka tirsan,Al-Ashabaab Ku dilay gobolka Shabeelada hoose,Kadib howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gor-gor ka fuliyeen deegaanka Ceel Maracadde ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab,waxay sidoo kale halkaasi ku bur-buriyeen goobtii argagixisada shacabka soomaaliyeed uga qaadi jireen lacagaha baadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433326,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433325","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433325"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433332,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433325\/revisions\/433332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}