{"id":433274,"date":"2020-11-29T13:03:39","date_gmt":"2020-11-29T10:03:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433274"},"modified":"2020-11-29T13:03:39","modified_gmt":"2020-11-29T10:03:39","slug":"wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-soo-bandhigtay-waxbarasho-lacag-laaan-ah-oo-la-siinayo-57-kun-oo-arday-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-soo-bandhigtay-waxbarasho-lacag-laaan-ah-oo-la-siinayo-57-kun-oo-arday-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda waxbarashada XFS oo soo bandhigtay waxbarasho lacag la\u2019aan ah oo la siinayo 57-kun oo arday ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga Zoom-ka uga qeyb galay shir heer caalami ah oo loo qabtay shaacinta heshiis dhexmaray wasaaradda waxbarashada,maamulka sanduuqa maalgelinta dowladda Qatar iyo mu\u2019asasada Education Above All.<\/p>\n<p>Heshiiskaan ayaa loogu talagalay in arday ka badan 57,000 (Konton iyo todobo kun) oo aan awoodin inay waxbarasho aadaan lagu taakuleeyo.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa wasiirka ku wehlinayay agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane, Ismaciil Yuusuf Cismaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga Zoom-ka uga qeyb galay shir heer caalami ah oo loo qabtay shaacinta heshiis dhexmaray wasaaradda waxbarashada,maamulka sanduuqa maalgelinta dowladda Qatar iyo mu\u2019asasada Education Above All. Heshiiskaan ayaa loogu talagalay in arday ka badan 57,000 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433275,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433274","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433274"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433276,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433274\/revisions\/433276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}