{"id":433249,"date":"2020-11-29T08:46:29","date_gmt":"2020-11-29T05:46:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433249"},"modified":"2020-11-29T08:46:29","modified_gmt":"2020-11-29T05:46:29","slug":"dhagar-qabe-ilkacase-iyo-rag-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-lagu-fuliyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhagar-qabe-ilkacase-iyo-rag-ka-tirsan-al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-lagu-fuliyay\/","title":{"rendered":"Dhagar-qabe Ilkacase iyo rag ka tirsan Al-shabaab oo xukun dil ah lagu fuliyay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay dhagar qabe Maxamed Xaaji \u201cIlkacase\u201d iyo rag ka tirsanaa shabkadiisa, kuwaas oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Haashim iyo Saalim Siciid Maxamed.<\/p>\n<p>Dhagarqabayaashan oo ahaa kuwii ugu halista badnaa argagixisada Al-shabaab ee dilal ka geysta magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu toogtay fagaaraha dugsiga Booliska ee general Kaahiye.<\/p>\n<p>Janaraal Cabdullaahi Buulle kamey, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida oo fulinta xukunka kaddib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhagarqabayaashaan oo dilay dad badan oo ay kamid ahaayeen, marxuum Cumar Maxamed Abiikar 10-08-2016, sareeye guuto Ismaaciil Axmed Ismaaciil(Makayaalo) 28-10-2016, iyo marxuum Cabdulqaadir Daahir Diiriye 16-01-2018, lagu fuliyay dilka maanta oo taariikhdu tahay 29-11-2020.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay dhagar qabe Maxamed Xaaji \u201cIlkacase\u201d iyo rag ka tirsanaa shabkadiisa, kuwaas oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Haashim iyo Saalim Siciid Maxamed. Dhagarqabayaashan oo ahaa kuwii ugu halista badnaa argagixisada Al-shabaab ee dilal ka geysta magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu toogtay fagaaraha dugsiga Booliska ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433250,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433249","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433251,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433249\/revisions\/433251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}