{"id":433153,"date":"2020-11-28T09:42:50","date_gmt":"2020-11-28T06:42:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433153"},"modified":"2020-11-28T09:49:55","modified_gmt":"2020-11-28T06:49:55","slug":"ciidamada-itoobiya-oo-sheegay-in-ay-ku-sii-siqayaan-xarunta-gobalka-tigray-ee-mekelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-sheegay-in-ay-ku-sii-siqayaan-xarunta-gobalka-tigray-ee-mekelle\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya oo ku sii siqaya xarunta gobalka Tigray ee Mekelle"},"content":{"rendered":"<p>Adis-Ababa-(SONNA)- Saraakiisha Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in dhowr jiho ay guluf xoog leh uga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray.<\/p>\n<p>Jeneraal Hassan Ibrahim ayaa wakaaladda warar Itoobiya u sheegay in ciidanka gacanta ku dhigeen magaalada Wukro oo 50km dhanka waqooyi kaga beegan Mekelle . Dhanka kale \u00a0in ciidanka ka duulay dhanka Adwa ay qabsadeen magaalooyinka\u00a0\u00a0Hawzen, Abraha Weatsbeha ilaa Wukro .<\/p>\n<p>Dhinaca Adigrat ayaa waxaa uu sheegay in ciidankii ka duulay ay qabsadeen magaalooyinka Senkata iyo Al-Najashi.<\/p>\n<p>Aaga Raya ayaa jeneraalku tilmaamay in ciidankii ka duulay ay hantiyeen magaalooyinka Adikeyeh\u00a0\u00a0iyo Hewane.<\/p>\n<p>Jeneraal Hassan Ibraahim ayaa sheegay in ciidanka ay hada ku socdaan aaga buurta Mesobo oo ah meesha kaliya ee ka xigta Mekelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adis-Ababa-(SONNA)- Saraakiisha Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in dhowr jiho ay guluf xoog leh uga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Jeneraal Hassan Ibrahim ayaa wakaaladda warar Itoobiya u sheegay in ciidanka gacanta ku dhigeen magaalada Wukro oo 50km dhanka waqooyi kaga beegan Mekelle . Dhanka kale \u00a0in ciidanka ka duulay dhanka Adwa ay qabsadeen magaalooyinka\u00a0\u00a0Hawzen, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433154,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433153","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433153"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433153\/revisions\/433157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}