{"id":433150,"date":"2020-11-28T09:27:59","date_gmt":"2020-11-28T06:27:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433150"},"modified":"2020-11-28T09:45:32","modified_gmt":"2020-11-28T06:45:32","slug":"tplf-oo-markale-gantaalo-ku-duqaysay-magaalooyin-ka-tirsan-eritrea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tplf-oo-markale-gantaalo-ku-duqaysay-magaalooyin-ka-tirsan-eritrea\/","title":{"rendered":"TPLF oo markale gantaallo ku duqaysay magaalooyin ka tirsan Eritrea"},"content":{"rendered":"<p>Asmara (SONNA)- <span class=\"s1\">Qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Asmara Dekemehari, Gemehalo iyo Nefasit ee dalka Eritrea.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay u muuqdeen weerar gantaalo ah oo dhanka TPLF ka yimid, m<\/span><span class=\"s2\">ana jiraan wax qasaaro ah oo ilaa iminka la sheegay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Safaarada Mareykanka ee Asmara ayaa muwaadiniinta u sheegtay in aanay guryaha ka bixin, waxaana ay <\/span><span class=\"s2\">safaaraddu ay bogeeda internetka ku qortay in qarax laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Asmara.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Dowlada Eritrea wali wax war arrintan kuma soo saarin, waxaana falkan uu daba joogaa l<\/span><span class=\"s2\">abo isbuuc ka dib markii sidan oo kale maleeshiyaadka TPLF ay sheegteen 3 gantaal inay ku rideen magaalada Asmara<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Asmara (SONNA)- Qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Asmara Dekemehari, Gemehalo iyo Nefasit ee dalka Eritrea. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay u muuqdeen weerar gantaalo ah oo dhanka TPLF ka yimid, mana jiraan wax qasaaro ah oo ilaa iminka la sheegay. Safaarada Mareykanka ee Asmara ayaa muwaadiniinta u sheegtay in aanay guryaha ka bixin, waxaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433151,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433150","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433150"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433156,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433150\/revisions\/433156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}