{"id":433146,"date":"2020-11-27T22:40:58","date_gmt":"2020-11-27T19:40:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433146"},"modified":"2020-11-27T22:40:58","modified_gmt":"2020-11-27T19:40:58","slug":"raisulwasaaraha-dalka-oo-tacsiyeeyey-geerida-dadkii-argagaxisadu-ku-dileen-qarax-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raisulwasaaraha-dalka-oo-tacsiyeeyey-geerida-dadkii-argagaxisadu-ku-dileen-qarax-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isulwasaaraha dalka oo tacsiyeeyey geerida dadkii argagaxisadu ku dileen qarax ka dhacay muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeey geerida dhalinyaradii maleeshiyada Al-shabaab caawa ku qarxisay maqaayad ku taal Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 6-ruux.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caawa la eegteen maqaaxi ay dad shacab ahi ku sugnaayeen magaalada Muqdisho. Eebbe ha u naxariisto inta dhimatay, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo. Waa in aan u midownaa la dagaallanka argagixisada&#8221; ayuu yri Ra&#8217;iisal wasaare Rooble.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeey geerida dhalinyaradii maleeshiyada Al-shabaab caawa ku qarxisay maqaayad ku taal Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 6-ruux. &#8220;Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caawa la eegteen maqaaxi ay dad shacab ahi ku sugnaayeen magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433148,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433146","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433146"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433149,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433146\/revisions\/433149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433148"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}