{"id":433135,"date":"2020-11-27T21:57:58","date_gmt":"2020-11-27T18:57:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433135"},"modified":"2020-11-27T21:57:58","modified_gmt":"2020-11-27T18:57:58","slug":"dawladda-oo-war-ka-soo-saartay-weerar-muqdisho-ka-dhacay-oo-dad-shacab-ah-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dawladda-oo-war-ka-soo-saartay-weerar-muqdisho-ka-dhacay-oo-dad-shacab-ah-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Dawladda oo war ka soo saartay weerar Muqdisho ka dhacay oo dad shacab ah lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareyneysay falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeen\u00a0 shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan oo ku qaxweynayey maqaayad ku dhaw isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.<br \/>\nUgu yaraan 6\u00a0 muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska \u00a0Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-433137\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/5F86489E-D95E-4548-9570-F5F7A99104CE.jpeg\" alt=\"\" width=\"847\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/5F86489E-D95E-4548-9570-F5F7A99104CE.jpeg 682w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/5F86489E-D95E-4548-9570-F5F7A99104CE-235x300.jpeg 235w\" sizes=\"auto, (max-width: 847px) 100vw, 847px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareyneysay falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeen\u00a0 shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan oo ku qaxweynayey maqaayad ku dhaw isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 6\u00a0 muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska \u00a0Ciidanka Booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":433138,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433135","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433139,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433135\/revisions\/433139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}