{"id":433132,"date":"2020-11-27T15:06:42","date_gmt":"2020-11-27T12:06:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433132"},"modified":"2020-11-27T15:06:42","modified_gmt":"2020-11-27T12:06:42","slug":"r-wasaarihii-hore-ee-sudaan-saadiq-almahdi-oo-lagu-aasay-khartuum","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaarihii-hore-ee-sudaan-saadiq-almahdi-oo-lagu-aasay-khartuum\/","title":{"rendered":"R\/Wasaarihii Hore ee Sudaan Saadiq Almahdi oo lagu aasay Khartuum"},"content":{"rendered":"<p>Kumanaan qof ayaa ka qaybgalay aaska Sadiq Al-Mahdi,Ra\u2019isulwasaarahii hore ee Sudan ,isla markaana ahaa siyaasi caan ah iyo wadaad dhanka diinta ah.<\/p>\n<p>Marxuumka \u00a0ayaa shalay khamiis ku geeriyooday dalka imaaraadka , isagoo jira 84, waxa uuna u \u00a0geeriyooday xanuunka Corona \u00a0virus-ka .<\/p>\n<p>Maanta oo jimca ah aaska Sadiq almahdi waxa uu \u00a0ka dhacay magaalada caasimada ah waxaana ka soo qayb galay Kumanaan qof oo ay ku jireen madaxda xisbiga mucaaradka ee \u201cNational Umma Party \u201c iyo Raiisul wasaarihii hore ee Sudan .<\/p>\n<p>Meydka marki uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Khartuum ayaa waxaa soo dhoweeyay subaxnimadii jimcaha dad aad u tiro badan .,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumanaan qof ayaa ka qaybgalay aaska Sadiq Al-Mahdi,Ra\u2019isulwasaarahii hore ee Sudan ,isla markaana ahaa siyaasi caan ah iyo wadaad dhanka diinta ah. Marxuumka \u00a0ayaa shalay khamiis ku geeriyooday dalka imaaraadka , isagoo jira 84, waxa uuna u \u00a0geeriyooday xanuunka Corona \u00a0virus-ka . Maanta oo jimca ah aaska Sadiq almahdi waxa uu \u00a0ka dhacay magaalada caasimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433133,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433132","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433132"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433134,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433132\/revisions\/433134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433133"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}