{"id":433028,"date":"2020-11-26T14:32:35","date_gmt":"2020-11-26T11:32:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433028"},"modified":"2020-11-26T14:54:38","modified_gmt":"2020-11-26T11:54:38","slug":"wasiirka-qorheynta-xfs-oo-kulan-la-qaatay-xubno-ka-socday-maamulka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorheynta-xfs-oo-kulan-la-qaatay-xubno-ka-socday-maamulka-puntland\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay xubno ka socday maamulka Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa manta xafiiskiisa kula kulmay xubno \u00a0ka socday Hay\u2019adaha Gar-gaarka , Arrimaha Bani\u2019aadinimada iyo Masiibooyinka Puntlanad.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa\u00a0 labada dhinac ay kaga hadleen saameynta duufanta GAKTI ee ku dhuftay deeganada Bari ee dowladd gabaleeydka Puntland.<\/p>\n<p>Cabdi-Aziz Cabdulaahi Axmed oo ah Mamaulka Hay\u2019adaha Gargaarka, Arrimaha Bani\u2019aadnimada iyo Masiibooyinka Puntaland ayaa sheegay in saameyn guud ay ku yeelatay dhul baxaad leh,sida Xaafuun, Isku shuban, Gurdiya, , Baargeele, Boosaaso iyo tuulooyin dhowr kale ah.<\/p>\n<p>\u201c Mudane Wasiir Duufta GAKTI waxa ay sababatay geerida 12 ruxu oo 8 Yeman ah iyo Afar Saamli ah, sidoo kale qiyaasaada dadka ay saameysay waa 200 qoys ah sida Xaafuun, Isku shuban, Gurdiya iyo Baargeele, halka Boosaso ay saameyn ku yeelatay Afar boqal oo kun oo Barakacyaal ah, xoolo fara badan oo isugu jira Geel, Ari aye galaafatay Duufunta, dhinaca kale waxa ay jirtay Isgaarsiinta iyo koronta oo dhulka la gashay GAKTI,waxaan ku soo gaarsiinay dhibaata halkaasi ka jirto mudane wasiir marka in gurmad deg deg ah lala gaaro dowlad iyo hay\u2019adaha Gudaha iyo Kuwa Caalamiga ah \u201cayuu yari Cabdulaziis.<\/p>\n<p>Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Jamhuuriyaradda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xajimiga ay dhuftay duufanta GAKTI deeganada Mamaulka Puntland, waxuuna hoosta ka xariiqay ka wasaaradd ahaana ay diyaarinayaa isku dubiridka hay\u2019adaha Gar-gaarka deg-dega ah ee iskugu jira kuwa dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ugu jawaaban xaalada Bani\u2019aadinmo ay ka jirto halkaasi.<\/p>\n<p>Wasiir Jamaal Maxamed Xasan waxaa kulanka ku wehliyay Madaxa xafiiska Madaxa Xalka- waara, Zahra Cabdi Maxamed iyo Masuu\u2019iliyiin ka tirsan wasaaradda Qorsheynta Maal- gahigaiyo Horumarumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa manta xafiiskiisa kula kulmay xubno \u00a0ka socday Hay\u2019adaha Gar-gaarka , Arrimaha Bani\u2019aadinimada iyo Masiibooyinka Puntlanad. Kulankaasi waxaa\u00a0 labada dhinac ay kaga hadleen saameynta duufanta GAKTI ee ku dhuftay deeganada Bari ee dowladd gabaleeydka Puntland. Cabdi-Aziz Cabdulaahi Axmed oo ah Mamaulka Hay\u2019adaha Gargaarka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433029,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433028","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433028"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433034,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433028\/revisions\/433034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}