{"id":433020,"date":"2020-11-26T10:58:29","date_gmt":"2020-11-26T07:58:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=433020"},"modified":"2020-11-26T11:05:33","modified_gmt":"2020-11-26T08:05:33","slug":"turkiwasiirka-ganacsiga-xfs-oo-ka-qeyb-galay-bandhigga-cunnooyinka-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/turkiwasiirka-ganacsiga-xfs-oo-ka-qeyb-galay-bandhigga-cunnooyinka-caalamiga-ah\/","title":{"rendered":"Turki:Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay Bandhigga cunnooyinka caalamiga ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya \u00a0Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa magaalada Istaanbuul ee Turkiga kaga qeyb-galay xaflad lagu maamuusaayey bandhigga cunnooyinka caalamiga ah oo ay soo xaadireen\u00a0 in ka badan 20 wadan.<\/p>\n<p>Ganacsatada Soomaaliyeed oo garab ka helaaya wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya iyo hay\u2019adda USAID gaar ahaan mashruuca GEEL, ayaa halkaas ku soo bandhigay cunooyin kala duwan oo ay ku jireen midhaha, sisinta iyo kaluunka kuwaasi oo ganacsatada iyo maal-gashadeyaasha caalamiga ahi ba ay aad u xiiseynaayeen.<\/p>\n<p>Wasiir Khaliif oo booqday goobta loo asteeyey in lagu soo bandhigo wax-soo-saarka Soomaaliya, ayaa ganacsatada uga ku boggaadiyey dedaalka ay sameeyeen, waxaana uu xusay inay ka dawlad ahaan ka go\u2019an tahay siddii suuqyo caalami ah looggu heli lahaa wax-soo-saarka wadanka isaga oo sidoo kale na u mahad-celiyey mas\u2019uuliyiinta mashruuca GEEL oo iyagu na mar walba taageero la garab taagan ganacsatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Bandhig Ganacsiyeedkan, ayaa kor-u-qaadaya siddii Soomaaliya ay suuqyo cusub ugu heli lahayd wax-soo-saarkeeda sidoo kale na ay maal-gasheyaal caalami ah ugu soo jiidi lahayd wadanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya \u00a0Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa magaalada Istaanbuul ee Turkiga kaga qeyb-galay xaflad lagu maamuusaayey bandhigga cunnooyinka caalamiga ah oo ay soo xaadireen\u00a0 in ka badan 20 wadan. Ganacsatada Soomaaliyeed oo garab ka helaaya wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya iyo hay\u2019adda USAID gaar ahaan mashruuca GEEL, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":433021,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-433020","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=433020"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433024,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/433020\/revisions\/433024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=433020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=433020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=433020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}