{"id":432938,"date":"2020-11-25T13:21:22","date_gmt":"2020-11-25T10:21:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432938"},"modified":"2020-11-25T13:21:22","modified_gmt":"2020-11-25T10:21:22","slug":"r-wasaare-rooble-oo-amisom-iyo-xoogga-dalka-kala-hadlay-howlgallada-ka-dhanka-ah-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-rooble-oo-amisom-iyo-xoogga-dalka-kala-hadlay-howlgallada-ka-dhanka-ah-al-shabaab\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Rooble oo AMISOM iyo Xoogga dalka kala hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>Kulanka oo ra\u2019iisul wasaaraha uu ku wehlinayay madaxweynaha Koofur galbeed mudane,C\/casiis Xasan Maxamed ayaa looga hadlay dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Alshabaab ee lagu xaqiijinayo amniga dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka. Kulanka oo ra\u2019iisul wasaaraha uu ku wehlinayay madaxweynaha Koofur galbeed mudane,C\/casiis Xasan Maxamed ayaa looga hadlay dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Alshabaab ee lagu xaqiijinayo amniga dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":432939,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432938","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432938"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432940,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432938\/revisions\/432940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}