{"id":432924,"date":"2020-11-25T10:12:05","date_gmt":"2020-11-25T07:12:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432924"},"modified":"2020-11-25T10:12:05","modified_gmt":"2020-11-25T07:12:05","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-soo-gabo-gabeysay-shir-looga-hadlay-qorshaha-nafaqada-ee-2021-2022","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-soo-gabo-gabeysay-shir-looga-hadlay-qorshaha-nafaqada-ee-2021-2022\/","title":{"rendered":"Wasaaradda caafimaadka XFS oo soo gabo-gabeysay shir looga hadlay qorshaha nafaqada ee 2021\/2022"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa soo gabogabeysay shir lagu lafa gurayay soo saarida qorshaha nafaqada ee sanadka 2021\/2022, kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirka oo leysla gartay sidii sare loogu qaadi lahaa ka wadashaqeynta nafaqada iyo in iskaashi buuxa laga yeesho ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasaaradaha caafimaadka dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Gabogabadii shirka ayaa billad sharaf ay ku muteysteen kaalinta ay ka qaateen qorshaha nafaqada iyo sahminta nafaqeeyayaalka yaryar (Micronutrient Survey-2019) wasaaradaha caafimaadka Puntland, Jubbaland, Koonfur galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa soo gabogabeysay shir lagu lafa gurayay soo saarida qorshaha nafaqada ee sanadka 2021\/2022, kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka oo leysla gartay sidii sare loogu qaadi lahaa ka wadashaqeynta nafaqada iyo in iskaashi buuxa laga yeesho ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":432925,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432924","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432926,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432924\/revisions\/432926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}