{"id":432854,"date":"2020-11-24T14:23:19","date_gmt":"2020-11-24T11:23:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432854"},"modified":"2020-11-24T14:23:19","modified_gmt":"2020-11-24T11:23:19","slug":"r-wasaaraha-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geeridii-ku-timid-taliyhihii-hore-ee-ciidamada-cirka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geeridii-ku-timid-taliyhihii-hore-ee-ciidamada-cirka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha XFS oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid taliyhihii hore ee ciidamada Cirka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xussen Rooble ayaa tacsi udiray dhammaan dadka Soomaaliyeed geeridii ki timid taliyhihii hore ee ciidamada cirka Soomaaliya<\/p>\n<p>Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Gen.Khaliif Ciise Mudan.<\/p>\n<p>Marxuumku waxa uu ahaa muwaadin qiime badan oo qarankiisa ugu soo adeegay si daacad ah oo hagar la\u2019aan ah. Waxaan Eebbe uga baryayaa in uu jannadii Firdows ka waraabiyo annagana uu samir iyo iimaan naga siiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xussen Rooble ayaa tacsi udiray dhammaan dadka Soomaaliyeed geeridii ki timid taliyhihii hore ee ciidamada cirka Soomaaliya Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Gen.Khaliif Ciise Mudan. Marxuumku waxa uu ahaa muwaadin qiime badan oo qarankiisa ugu soo adeegay si daacad ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":432855,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432854","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432854"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432857,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432854\/revisions\/432857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}