{"id":432832,"date":"2020-11-24T09:30:48","date_gmt":"2020-11-24T06:30:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432832"},"modified":"2020-11-24T09:30:48","modified_gmt":"2020-11-24T06:30:48","slug":"jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-k-afrika-iyo-madaxda-safaaradda-oo-kulan-ku-yeeshay-durban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-k-afrika-iyo-madaxda-safaaradda-oo-kulan-ku-yeeshay-durban\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K\/Afrika iyo Madaxda Safaaradda oo kulan ku yeeshay Durban."},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uulinta Safaaradda oo uu hogaaminayo Danjiraha oo ay wehliyaan Uqeybsanayaasha Ganacsiga iyo Waxbarashada ayaa socdaal ku tagay magaalada Durban,waxeyna kulamo la qaateen qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa kasoo qeybgalay\u00a0\u00a0Ganacsato,Waxgarad,Aqoonyihanno iyo Arday waxa ka barata Jaamacadaha Gobolkaas,ayaa si weyn u soo dhaweysay Mas\u2019uulinta waxa ayna ka codsadeen in ay Safaaraddu ka warqabto ganacsatada Gobolka KZN oo ah ka mid ah Gobolada ganacsatada Soomaalida boobka loogu geysto.<\/p>\n<p>Uqeybsanayaasha Ganacsiga iyo Waxbarashada,Abdirahman Maxamed Xaaji Xasan iyo Cabdi Xalane Xirsi ayaa sheegay inuu safarkooda la xiriiro ka warqabka Jaaliyadda qaar ka mid ah Gobolada Soomaalidu u badantahay,waxaana horay ay Mas\u2019uulintan safaro noocani ku tageen qaar ka mid ah Gobolada Soomaalida u badantahay ee K\/Afrika.<\/p>\n<p>Danjire Maxamed Cali Mire ( Nabadoon ) ayaa sheegay in safarkooda la xiriiro ka warqabka Jaaliyadda Durban iyo wacyagalinta dilalka oo bata xilliyada sanad dhamaadka iyo waliba sidii adeegga Safaaradda loo gaarsiin lahaa Gobolka KZN.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uulinta Safaaradda oo uu hogaaminayo Danjiraha oo ay wehliyaan Uqeybsanayaasha Ganacsiga iyo Waxbarashada ayaa socdaal ku tagay magaalada Durban,waxeyna kulamo la qaateen qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida. Kulankan ayaa kasoo qeybgalay\u00a0\u00a0Ganacsato,Waxgarad,Aqoonyihanno iyo Arday waxa ka barata Jaamacadaha Gobolkaas,ayaa si weyn u soo dhaweysay Mas\u2019uulinta waxa ayna ka codsadeen in ay Safaaraddu ka warqabto ganacsatada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":432833,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432832","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432834,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432832\/revisions\/432834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}