{"id":432753,"date":"2020-11-23T11:26:15","date_gmt":"2020-11-23T08:26:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432753"},"modified":"2020-11-23T11:49:37","modified_gmt":"2020-11-23T08:49:37","slug":"wasiirka-cusub-ee-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-muqdisho-lagu-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cusub-ee-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-muqdisho-lagu-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka magacaaban ee wasaaradda arrimaha dibadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad, wasiirka kalluumaysiga Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan warsame, wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo xuno kale oo ka tirsanaa wasaaradda arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad \u00a0ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay soo dhawaynta wasiirka cusub isagoo u rajeeyay in uu Alle u fududeeyo mas\u2019uuliyadda culus.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan ugu faraxsanahay inaan maanta soo dhaweeyo wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuukar, waana kula shaqeynayaa si uu uguto waajibaadka culus ee loo igmaday\u201d ayuu yiri wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>Wasiirka magacaaban ee wasaaradda arrimaha dibadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa uga mahadceliyay xubnaha soo dhaweeyay, waxaana sidoo kale uu madaxweynaha dalka iyo Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda uga mahadceliyay magacaabista isagoo xusay in \u00a0uu halkeeda kasii wadayo shaqada loo igmaday.<\/p>\n<p>\u201cWaxaana marka hore uga mahadnaqayaa Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul wasaaraha dalka fursadda ay ii siiyeen inaan ka mid noqdo xukumadda si aan qayb-uga noqdo hannaanka lagu xoojinayo dowladnimada,sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa wasiirkii hore wasaaradda arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad shaqadii wanaagsanayd ee uu soo qabtay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa 20-kii bishaan isbeddel uu ku sameeyay wasaaradda arrimaha dibadda ugu magacaabay Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar inuu noqdo wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka magacaaban ee wasaaradda arrimaha dibadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad, wasiirka kalluumaysiga Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan warsame, wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo xuno kale oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432757,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432753","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432753"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432760,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432753\/revisions\/432760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}