{"id":432745,"date":"2020-11-23T10:24:21","date_gmt":"2020-11-23T07:24:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432745"},"modified":"2020-11-23T16:10:27","modified_gmt":"2020-11-23T13:10:27","slug":"wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-maanta-ka-qeyb-gashay-isxilqaansawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-maanta-ka-qeyb-gashay-isxilqaansawirro\/","title":{"rendered":"Shaqaalaha wasaaradda waxbarashada XFS oo maanta ka qeyb galay Isxilqaan+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)-Mas\u2019uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ka qeyb galay ololaha Isxilqaan wareegiisa 16-aad.<\/p>\n<p>Ololaha ayay howlwadeennada Wasaaradda Waxbarashada ka fuliyeen maanta dhismaha Guriga hooyinka Qaranka ee lagu maamuusay (Hooyo Baxsan) kaasi oo ka mid ah xarumaha danta guud\u00a0 ee lagu dhisayo Isxilqaan.<\/p>\n<p>Isu duwaha ololaha Isxilqaan Ismaaciil Cali Cabdullaahi ayaa shaqaalaha dowladda ku ammaanay dadaallada dib u dhiska dalka, isagoo wasaaradda waxbarashada uga mahadceliyay kaalinta ay ka qaadaneyso ololaha.<\/p>\n<p>Barnaamijka Isxilqaan ayaa ah barnaamij qiimo wey u leh bulshada Soomaaliyeed, isla markaana lagu dhisayo xarumaha danta guud, kuwaasi oo haatan meel gabo gabo ah maraya dib u dhiska kooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-432747 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Waxbarashada1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"481\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Waxbarashada1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Waxbarashada1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-432748 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Waxbarashada2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"483\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Waxbarashada2-1.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Waxbarashada2-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)-Mas\u2019uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ka qeyb galay ololaha Isxilqaan wareegiisa 16-aad. Ololaha ayay howlwadeennada Wasaaradda Waxbarashada ka fuliyeen maanta dhismaha Guriga hooyinka Qaranka ee lagu maamuusay (Hooyo Baxsan) kaasi oo ka mid ah xarumaha danta guud\u00a0 ee lagu dhisayo Isxilqaan. Isu duwaha ololaha Isxilqaan Ismaaciil Cali Cabdullaahi ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432746,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432745","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432745"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432782,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432745\/revisions\/432782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}