{"id":432645,"date":"2020-11-22T10:43:48","date_gmt":"2020-11-22T07:43:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432645"},"modified":"2020-11-22T11:11:19","modified_gmt":"2020-11-22T08:11:19","slug":"hayadaha-gargaarka-oo-ka-walaacsan-xaaladda-qaxootiga-ku-sugan-xuduudda-itoobiya-eriteriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-gargaarka-oo-ka-walaacsan-xaaladda-qaxootiga-ku-sugan-xuduudda-itoobiya-eriteriya\/","title":{"rendered":"Hayadaha Gargaarka oo ka walaacsan xaaladda Qaxootiga ku sugan xuduudda Itoobiya &#038; Eriteriya"},"content":{"rendered":"<p>Adis-Ababa (SONNA)- Dagaalka ka socdo gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, Qaramada Midoobay waxay ku baaqeysaa in la furo waddooyin loo maro afar xero qaxooti oo ay dagan yihiin Qaxooti Eritrean ah, kuwaas oo ku tiirsan gargaarka bani\u2019aadamnimada ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Ann Encontre oo ah wakiilka Hay\u2019adda UNHCR ee Itoobiya ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda bina-aadamnimo ee ka sii daraysa ee dobolka Tigreega, taas oo ay ugu sii darrayso hayadda oo aan hadda awood u lahayn darrida ee ay in ay cunto iyo sahay gaarsiiso dadka u baahan, oo gaaraya 100,000 oo Eritrean ah.<\/p>\n<p>\u201cIn kastoo ay adag tahay in la qiimeeyo xaaladda dhulka ka jirta \u2013 haddana ma aanan awoodin inaan la hadalno Shaqaalaheena gar gaarka 48-dii saac ee lasoo dhaafay \u2013 waxaan ka baqdin qabnaa in dadka rayidka ah, oo ay ku jiraan qoxootiga, ay xabadu \u00a0ka dhex-dhacdo\u201d Ayay tiri Ann Encontre.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ubaahanahay in si dag dag ah aan u helno wadooyin loo maro afarta xero qaxooti si aan awood ugu yeelano in gargaarka aan gaarsiino halkaasi,\u201d .<\/p>\n<p>Qaxootigan ayaa inta badan ku sugan xadka Eriteriya ay la leedahay Itoobiya si ay uga baxsadaan dagaalka milatari ee aan xadidnayn iyo cadaadis gaar ah, waxaana ay ku jiraan go\u2019doon aad u balaaran oo dhinac walba leh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adis-Ababa (SONNA)- Dagaalka ka socdo gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, Qaramada Midoobay waxay ku baaqeysaa in la furo waddooyin loo maro afar xero qaxooti oo ay dagan yihiin Qaxooti Eritrean ah, kuwaas oo ku tiirsan gargaarka bani\u2019aadamnimada ee Qaramada Midoobay. Ann Encontre oo ah wakiilka Hay\u2019adda UNHCR ee Itoobiya ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432646,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432645","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432645"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432648,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432645\/revisions\/432648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}