{"id":432505,"date":"2020-11-21T09:10:55","date_gmt":"2020-11-21T06:10:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432505"},"modified":"2020-11-21T09:10:55","modified_gmt":"2020-11-21T06:10:55","slug":"midowga-afrika-oo-ergo-u-magacaabay-xalinta-colaadda-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midowga-afrika-oo-ergo-u-magacaabay-xalinta-colaadda-ethiopia\/","title":{"rendered":"Midowga afrika oo ergo u magacaabay xalinta colaadda Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa (SONNA)- <span class=\"s1\">Madaxweynaha koonfur afrika Cyril Ramaphosa oo iminka ah hogaamiyaha ururka midowga afrika ayaa 3 xubnood u magacaabay in ay wada hadal ay ku dhameeyaan dagaalka ka socda waqooyiga itoobiya.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah Ellen Johnson-Sirleaf, madaxweyne ka soo noqotay Liberia,Joaquim Chissano, madaxweynahii hore ee Mozambique iyo Kgalema Motlanthe,<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 \u00a0\u00a0<\/span>Madaxweynahii hore ee South Africa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Shaqda ugu horeysa ee ergadan ayaa ah in dhamaan dhinacyada ishaya ay qeyb ka noqdaan aragtida dhameynta qilaafka lana abuuro jawi wadahadal qaran oo loo dhan yahay si loo xalliyo dhamaan arrimaha keenay isku dhaca, iyo soo celinta nabadda iyo xasiloonida \u00a0Itoobiya ayuu yiri Cyril Ramaphosa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Arintan ayaa timi kadib markii madaxweynaha itoobiya haweeneyda lagu magacaabo Sahle-Work Zewde ay booqatay koonfur afrika halkaasi oo ay wada hadal kula yeelatay madaxweyne Cyril Ramaphosa<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa (SONNA)- Madaxweynaha koonfur afrika Cyril Ramaphosa oo iminka ah hogaamiyaha ururka midowga afrika ayaa 3 xubnood u magacaabay in ay wada hadal ay ku dhameeyaan dagaalka ka socda waqooyiga itoobiya. Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah Ellen Johnson-Sirleaf, madaxweyne ka soo noqotay Liberia,Joaquim Chissano, madaxweynahii hore ee Mozambique iyo Kgalema Motlanthe,\u00a0 \u00a0\u00a0Madaxweynahii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432506,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432505","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432505","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432505"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432508,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432505\/revisions\/432508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}