{"id":432452,"date":"2020-11-19T18:23:13","date_gmt":"2020-11-19T15:23:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432452"},"modified":"2020-11-19T18:23:13","modified_gmt":"2020-11-19T15:23:13","slug":"shirkadda-diyaaradaha-dalka-rwanda-oo-duulimaadyo-toos-ah-ka-bilaabeyso-dalal-ay-soomaaliya-ka-midtahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirkadda-diyaaradaha-dalka-rwanda-oo-duulimaadyo-toos-ah-ka-bilaabeyso-dalal-ay-soomaaliya-ka-midtahay\/","title":{"rendered":"Shirkadda diyaaradaha Dalka Rwanda oo duulimaadyo toos ah ka bilaabeyso dalal ay Soomaaliya ka midtahay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Baarlamaanka dalka Rwanda ayaa ansixiyay heshiis ay diyaarada Rwanda Air ugu duuleyso shan dal oo ay Soomaaliya ku jirto.<\/p>\n<p>Waaxda duulumaadka Rwanda ayaa sheegtay in qorshahan uu sare u qaadi doona shaqada shirkadda diyaarada oo uu habacsanaan ku keenay xanunka karoona.<\/p>\n<p>Wadamada ay heshiiska la gashay dowladda Rwanda oo ay diyaaradeeda duulimaadka ka bilaabeyso ayaa kala ah Brazil, Democratic Republic of Congo, Namibia, Somalia iyo Tunisia.<\/p>\n<p>Arintan ayaa balaarineysa duulimaadka Rwanda Air waxayna ka dhigeysaa 52 dal .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Baarlamaanka dalka Rwanda ayaa ansixiyay heshiis ay diyaarada Rwanda Air ugu duuleyso shan dal oo ay Soomaaliya ku jirto. Waaxda duulumaadka Rwanda ayaa sheegtay in qorshahan uu sare u qaadi doona shaqada shirkadda diyaarada oo uu habacsanaan ku keenay xanunka karoona. Wadamada ay heshiiska la gashay dowladda Rwanda oo ay diyaaradeeda duulimaadka ka bilaabeyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432454,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432452","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432457,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432452\/revisions\/432457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}