{"id":432426,"date":"2020-11-19T15:10:35","date_gmt":"2020-11-19T12:10:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432426"},"modified":"2020-11-19T15:10:35","modified_gmt":"2020-11-19T12:10:35","slug":"itoobiya-oo-madaxda-heyadda-caafimaadka-aduunka-ku-eedaysay-inay-la-shaqayso-tplf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/itoobiya-oo-madaxda-heyadda-caafimaadka-aduunka-ku-eedaysay-inay-la-shaqayso-tplf\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo Madaxda hey\u2019adda Caafimaadka aduunka ku eedaysay inay la shaqayso TPLF."},"content":{"rendered":"<p>Adis-Ababa-(SONNA)-Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay Agaasimaha guud ee hey\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) Tedros Adhanom Ghebreyesus inuu xiriir la leeyahay oo uu la shaqeeyo kooxda TPLF oo dowlada Itoobiya dagaal kula jirta.<\/p>\n<p>General Berhanu Jula ayaa tilmaamay in madaxa hey\u2019adda Caafimaadka aduunka ee (WHO) uu sameeyay wax kasta oo uu ku taageeri karo TPLF oo uusan waxba reeban, waxaana uu sheegay inuu ka shaqeeyey siddii ay hubi ku heli lahayeen TPLF.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda Caafimaadka ee magaceeda loo soo gaabiyo (WHO) wali kama jawaabin eedeynta culus ee loo jeediyay Agaasimaha guud ee hey\u2019adda Tedros Adhanom Ghebreyesus.<\/p>\n<p>Tedros Adhanom Ghebreyesus Agaasimaha guud ee (WHO), ayaa aha aka hor xilka Agaasimha ee (WHO), wasiirkii Caafimaadka Itoobiya ee waqtigii TPLF ka talinaysay dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adis-Ababa-(SONNA)-Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay Agaasimaha guud ee hey\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) Tedros Adhanom Ghebreyesus inuu xiriir la leeyahay oo uu la shaqeeyo kooxda TPLF oo dowlada Itoobiya dagaal kula jirta. General Berhanu Jula ayaa tilmaamay in madaxa hey\u2019adda Caafimaadka aduunka ee (WHO) uu sameeyay wax kasta oo uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432430,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432426","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432426"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432432,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432426\/revisions\/432432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432430"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}