{"id":432399,"date":"2020-11-18T20:18:50","date_gmt":"2020-11-18T17:18:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432399"},"modified":"2020-11-18T20:18:50","modified_gmt":"2020-11-18T17:18:50","slug":"wasiirka-cadaaladda-oo-aaladda-fogaan-aragga-ah-kula-shiray-sarkaal-ka-tirsan-hayadda-undp-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-oo-aaladda-fogaan-aragga-ah-kula-shiray-sarkaal-ka-tirsan-hayadda-undp-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda oo aaladda fogaan aragga ah kula shiray sarkaal ka tirsan hay\u2019adda UNDP ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Mason Jocelyn oo ah sarkaal ka tirsan hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka horumarinta mashaariicda ee UNDP,<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxa uu ahaa mid muhiim ah, waxayna ku heshiiyeen in si wada jir ah loo fuliyo dhammaan arrimaha muhiimka u ah helitaanka Caddaaladda ee Soomaaliya iyo sidii bulshada ay u heli lahayd xukunno calaadda ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda mudane Cabdulqaadir, ayaa la wadaagay in uu ku faraxsan yahay shaqada wanaagsan ee ay u hayaan dadka Soomaaliyeed, waxaana uu balan qaaday inay xoojin doona u adeegidda bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432400\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/SHir-caalami-ah.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/SHir-caalami-ah.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/SHir-caalami-ah-300x250.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/SHir-caalami-ah-768x640.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432401\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Warqad-.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Warqad-.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Warqad--300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Warqad--768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432402\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wasiirka-cadaaladda.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wasiirka-cadaaladda.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wasiirka-cadaaladda-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wasiirka-cadaaladda-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Mason Jocelyn oo ah sarkaal ka tirsan hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka horumarinta mashaariicda ee UNDP, Kulanka ayaa waxa uu ahaa mid muhiim ah, waxayna ku heshiiyeen in si wada jir ah loo fuliyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432401,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432399","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432399","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432399"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432403,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432399\/revisions\/432403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432401"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}