{"id":432392,"date":"2020-11-18T20:06:14","date_gmt":"2020-11-18T17:06:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432392"},"modified":"2020-11-18T20:06:14","modified_gmt":"2020-11-18T17:06:14","slug":"ku-simaha-madaxweynaha-puntland-oo-abaalmarino-guddoonsiiyay-dhallinyaro-tartan-orod-loo-qabtay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-simaha-madaxweynaha-puntland-oo-abaalmarino-guddoonsiiyay-dhallinyaro-tartan-orod-loo-qabtay-sawirro\/","title":{"rendered":"Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo abaalmarino guddoonsiiyay dhallinyaro tartan orod loo qabtay \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa abaalmarin guddoonsiiyey orodyahanada kaalmaha hore ka galay tartanka Orodka 5km ee Puntland\u00a0 oo galabta lagu qabtay Garoowe.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland\u00a0 ayaa bogaadiyey orodyahanada tartanka ka qeybgalay oo ka kala yimid Gobolada Puntland iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha shaqada wanaagsan ee ay qabteen.<\/p>\n<p>Tartanku markii uu dhammaaday waxaa uu Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland\u00a0 uu Abaalmarin isugu jirta lacag iyo bilado guddoonsiiyey seddexdii orodyahan ee kaalmaha hore galay, kuwaasi oo kala ah Maxamed Cabdinuur Jaamac oo kaalinta koowaad galay, Fu\u2019aad Siciid Cali oo isna kaalinta labaad galay iyo Maxamed Muxiyadiin oo kaalinta saddexaad galay.<\/p>\n<p>Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda, Maamulka gobolka iyo kan degmada, dhallinyaro, haween iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432394\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2d0995a9-47a2-4dba-be71-acd5d5f76a11.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2d0995a9-47a2-4dba-be71-acd5d5f76a11.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2d0995a9-47a2-4dba-be71-acd5d5f76a11-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432396\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/615a0418-ccb8-4017-abbc-1c2704cbd073.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"745\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/615a0418-ccb8-4017-abbc-1c2704cbd073.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/615a0418-ccb8-4017-abbc-1c2704cbd073-290x300.jpg 290w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432395\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/9e124b78-3fba-4006-86b2-0b513cfc476e.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/9e124b78-3fba-4006-86b2-0b513cfc476e.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/9e124b78-3fba-4006-86b2-0b513cfc476e-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432397\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/c7d0c326-3b72-4f03-bee9-71690e06b66f.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/c7d0c326-3b72-4f03-bee9-71690e06b66f.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/c7d0c326-3b72-4f03-bee9-71690e06b66f-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa abaalmarin guddoonsiiyey orodyahanada kaalmaha hore ka galay tartanka Orodka 5km ee Puntland\u00a0 oo galabta lagu qabtay Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland\u00a0 ayaa bogaadiyey orodyahanada tartanka ka qeybgalay oo ka kala yimid Gobolada Puntland iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432394,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432392","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432398,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432392\/revisions\/432398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}