{"id":432223,"date":"2020-11-17T16:15:32","date_gmt":"2020-11-17T13:15:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432223"},"modified":"2020-11-17T16:26:39","modified_gmt":"2020-11-17T13:26:39","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-qabatay-kulan-lagu-soo-dhaweynayey-sharciga-mihnadlayaasha-caafimaadka-qaranka-oo-uu-saxiixay-madaxweynaha-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-qabatay-kulan-lagu-soo-dhaweynayey-sharciga-mihnadlayaasha-caafimaadka-qaranka-oo-uu-saxiixay-madaxweynaha-farmaajo\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay kulan lagu soo dhaweynayey sharciga mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo uu saxiixay Madaxweynaha Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka, Xildhibaano ka tirsan BFS, Lataliyeyaasha Madaxweynaha ee arrimaha sharciga iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa ka qayb galay kulan loogu mahadcelinayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saxiixay Sharciga Golaha xirfadlayaasha caafimaadka qaranka oo ay horay u meel mariyeen labada gole BFS.<\/p>\n<p>Lataliyasha madaxweynaha ee arrimaha sharciga Abuukate Keyse Saciid Cartan, oo wasiirka wasaaradda Caafimaadka ku wareejiyey Dukumentiga sharciga ayaa sheegay in sharcigaan oo muhiimad gooni ah u leeyahay bahda caafimaadka oo adeegyo kala duwan u haaya bulshadda soomaaliyeed, wasaaradana looga fadhiyo dhaqan galinta iyo fulinta sharcigan.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Dr. Axmed\u00a0 Xuseen Macallin ayaa sheegtay in saxiixida sharcigan wasaaradda iyo Golaha xirfadlayaasha caafimaadka qaranka ay waqti sugayeen sidda ugu dhaqsiiyaha badana loo dhaqan galinaayo.<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel bulshadda Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in wasaaraddu dadajin doonto sameynta guddigii fulin lahaa sharcigan iyo dhaqan galin sharcigan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432226\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/39bb0fcd-7aef-4f27-b2cf-848dc2c98ce5.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/39bb0fcd-7aef-4f27-b2cf-848dc2c98ce5.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/39bb0fcd-7aef-4f27-b2cf-848dc2c98ce5-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432227\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/bc2d11b9-fe33-4816-a290-0e9dda80246b.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/bc2d11b9-fe33-4816-a290-0e9dda80246b.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/bc2d11b9-fe33-4816-a290-0e9dda80246b-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432228\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/e4337493-daef-4885-9845-8c0dda103c4d.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/e4337493-daef-4885-9845-8c0dda103c4d.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/e4337493-daef-4885-9845-8c0dda103c4d-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432224\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1b3438b5-97c0-49a8-942f-4ba1c180cd9a.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1b3438b5-97c0-49a8-942f-4ba1c180cd9a.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1b3438b5-97c0-49a8-942f-4ba1c180cd9a-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432225\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8b5e7a6f-8d1c-476a-87a0-b174edb2bb52.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8b5e7a6f-8d1c-476a-87a0-b174edb2bb52.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8b5e7a6f-8d1c-476a-87a0-b174edb2bb52-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka, Xildhibaano ka tirsan BFS, Lataliyeyaasha Madaxweynaha ee arrimaha sharciga iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa ka qayb galay kulan loogu mahadcelinayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saxiixay Sharciga Golaha xirfadlayaasha caafimaadka qaranka oo ay horay u meel mariyeen labada gole BFS. Lataliyasha madaxweynaha ee arrimaha sharciga Abuukate Keyse Saciid Cartan, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432227,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432223","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432223"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432229,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432223\/revisions\/432229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}