{"id":432186,"date":"2020-11-17T10:40:25","date_gmt":"2020-11-17T07:40:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432186"},"modified":"2020-11-17T11:15:51","modified_gmt":"2020-11-17T08:15:51","slug":"dalka-peru-oo-muddo-isbuuc-ah-looga-dhawaaqay-madaxweynihii-3-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dalka-peru-oo-muddo-isbuuc-ah-looga-dhawaaqay-madaxweynihii-3-aad\/","title":{"rendered":"Dalka Peru oo todobaad gudihiis magacaabay Madaxweynihii 3-aad"},"content":{"rendered":"<p>Koongress-ka dalka Peru ayaa madaxweyne cusub u doortay sharci-dejiye lagu magacaabo Francisco Sagasti \u00a0si loo helo xal siyaasadeed oo lagu dejiyo xiisadda cakiran ka dib markii muddo todobaad gudihii ay is-casileen laba madaxweyne.<\/p>\n<p>Sagasti wuxuu noqon doonaa madaxweynihii saddexaad ee Peru todobaad gudihiis, kadib markii Manuel Merino oo shan maalmood ka hor loo dhaariyay xilkaasi uu is casilay Axadii.<\/p>\n<p>Toddobaadkii hore madaxwayne Martin Vizcarra ayaa isna xilka laga qaaday ka dib markii lagu eedeeya laaluush,<\/p>\n<p>Xiisadda siyaasadeed ee dalka Peru ayaa u muuqataa mid qarka u saaran in la xalliyo iyadoo Koongarasku uu doortay madaxweynaha ku-meel-gaarka ah oo talada sii haya illaa sanadka soo socda oo la dooranayo Madaxweyne kale..<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koongress-ka dalka Peru ayaa madaxweyne cusub u doortay sharci-dejiye lagu magacaabo Francisco Sagasti \u00a0si loo helo xal siyaasadeed oo lagu dejiyo xiisadda cakiran ka dib markii muddo todobaad gudihii ay is-casileen laba madaxweyne. Sagasti wuxuu noqon doonaa madaxweynihii saddexaad ee Peru todobaad gudihiis, kadib markii Manuel Merino oo shan maalmood ka hor loo dhaariyay xilkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":432187,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432186"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432198,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432186\/revisions\/432198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}